Wadan TV

Wadan TV wallo kusoo dhawoow poageena facebook

page kaan waxaad kahelaysaa wark iyo warbixino kale wacyigelin bulshada siguud
wall soo dhawaaw waadna kumahadsa tahag soo booqashda pagekeena follow and like

17/08/2026

Dagaalkii baydhabo waxaa ku dhamaaday wiilal soomaliyeed!!

14/08/2026

Xasan shiiq oo putlaand kujabay!!

04/08/2026

Dunidu sidaan masii ahaan doonto! AI waxbadan ayuu soowadaa

03/08/2026

Dalka Burkino faso xaafad dhan oo soo hanuunay!

Ciidanka Nabad ilaalinta Africa Amisom ayaa ku dooday in lacagta uu Mareykanku ka jaray ay tahay in ay si toos ah u bixi...
29/07/2026

Ciidanka Nabad ilaalinta Africa Amisom ayaa ku dooday in lacagta uu Mareykanku ka jaray ay tahay in ay si toos ah u bixiyaan dadka Soomaaliyeed, taas oo ka dhigan in qof walba oo Soomaali ah dusha looga saarayo bishii lacag dhan $25 dolar.

Waa arrin lala yaabo in xilli shacabkeennu ay la tacaalayaan nolol adag iyo dhaqaale xumo, haddana la rabo in qof walb yar iyo weyn uu bixiyo kharashka ciidamo shisheeye si loogu beddelo deeqihii caalamka ee laga soo jaray.

Tallaabadan ayaa u muuqata mid culeys hor leh ku ah garbaha danyarta Soomaaliyeed, iyadoo su'aalo badan ay ka dhasheen sida qof walba oo Soomaali ah looga heli karo lacagtan bishii xilli nolosha quutul-daruuriga ah ay dhib tahay.

Bilkasta iska soo tuur $25 dollar

18/07/2026

Maamulkii waqooyi bari oo lagu kala tegay ?

Abaarta ka jirta wadanka ?
17/07/2026

Abaarta ka jirta wadanka ?

15/07/2026

Iiraan attack USA Abraham lincoln

14/07/2026

Iiraan🇮🇷 oo weerar ku qaaday maraakiibta maraykanka

12/07/2026

Waa maxay xushmada maraynka loo haayo oo uusan noohayn ??

Address

Vlangm
Mogadishu
1010

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wadan TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share