Wacyi-galiye

Wacyi-galiye Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Wacyi-galiye, Digital creator, benadir, Mogadishu.

01/08/2024
01/08/2024

DaG Dag askari katirsan ciidanka milatarika dowlada ayaa hada lagu dilay isgoska bar ubax waxana dilka geestay ciidan ka tirsan nabad sugida askariga ladilay aya waxa madaxa looga dhuutay qoriga looyaqan dhashike dowladii miyey manta isku dhamenesa ciidankii qaranka u adegi lahay saan waa in ay dowladu wax kabadasha hadii kale shibatadan waa ay sii abdan donta?

30/07/2024
28/07/2024

War dag dag ah hada aya qof shacab ah lagudilay tabelaha sheekh ibraahin waxana dilak geeatay ciidama katirsan dowlada gar ahan nabad sugida

28/07/2024

Halkani waa deeganka ceelsha biyaha ee duledka magaladatan muqdisho oo shalay dad shacab ah guryahodii ay daganayeen lga bur buriye ayaguna ay sameyen banan bax balaran oo ay uga soo horjedan bur burinta lagu sameeye guryahodi

Address

Benadir
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wacyi-galiye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share