Waa bogga bar_baarta

Waa bogga bar_baarta good luck Ha Iloobin bogeyga in aad ku soo biirto

30/05/2025

Isbitaalka ayaan aaday, raajo ayaana isasoo-saaray. Waxay iga haleen maad taqaanaa?. Adigaa qalbigayga ku-jira, dhakhtarkana wuxuu dhahay. Wadnahaada wuxuu shaqayn intay ku-jirto.

25/02/2025

Haddii aad dooneyso in aad hesho wax aad jeceshahay, waa in aad dulqaadataa wax aad neceyb tahay xigasho(Abdirashid Awmuse Adan)

22/08/2024
28/01/2024

Aad iska deyno kala fogeynta dadka,ciyaar way dhamaataye

08/01/2024

Our ocean is not for sale 🏞️🏞️🏞️🏞️🏞️

20/12/2023

Halis waa tanoo kale

10/10/2023

Heestan waxa la qaaday 1973
In hada la qaaday la moodaa waaqica ay ka hadleyso Allow yahuudu 🇮🇱 ka qabo reer falastiin 🇦🇪🇦🇪

05/05/2023

Ku qanacsanow inta ku jecel.
Caawi inta kuu baahan.
Kuwa ku dhaawacana iska cafi.
Kuwa kaa tagana iska hilmaan

03/05/2023

Maanta taariikhda 3-5-2023, waxaa si habsami leh ugu soo gaba gaboobey.
Dufcadii 28aad fasalka 8aad ee dugsiga Ablaal Heliwaa.
Hambalyo Hambalyo

Address

Suuqa Heliwaa
Mogadishu
2526

Telephone

+252615788870

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Waa bogga bar_baarta posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Waa bogga bar_baarta:

Share