Sabaah Digital Academy

Sabaah Digital Academy Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Sabaah Digital Academy, Wadada wadnaha, jid mareexaanka, Mogadishu.
(2)

Stay ahead of the curve with our posts on the latest trends in technology, expert insights in digital marketing, and unlock the power of knowledge at our eLearning center. ๐Ÿ’กElevate your digital journey with us!

07/08/2025

Sidaad ku kobcin karto xirfaddaada Graphic Design adoo kaashanaya AI!

GraphicDesign










Maalin Walbo waxaa laga yaabaa in aad waqti โŒšbadan ku bixiso isticmaalka baraha bulshada adigoo aan wax faaโ€™iido ah ka h...
06/08/2025

Maalin Walbo waxaa laga yaabaa in aad waqti โŒšbadan ku bixiso isticmaalka baraha bulshada adigoo aan wax faaโ€™iido ah ka helin?

Waxaa laga yaabaa inaad saacado ku qaadato scrolling iyo watchingโ€ฆ

Laakiin maxaa kaa hortaagan inaad u isticmaasho si xirfadeysan oo *dakhli* kuu soo hoya?

๐ŸŽฏ Koorsadeenna *Social Media Marketing and Content Creation* waxay kaa caawin doontaa inaad:

โœ… Qabatinka baraha bulshada u beddesho xirfad faaโ€™iido leh
โœ… Barato sida loo maamulo pages ganacsi si xirfad iyo aqoon leh
โœ… U shaqeyso shirkado iyo macaamiil gudaha & dibadda ah
โœ… Abuurto dakhli joogto ah adigoo xitaa guriga jooga

โœจ Wakhtigu waa hadda!

Goโ€™aanso, baro xirfad cusub oo leh fursado aan xadidneyn.

๐Ÿ’ต Kaliya $10 โ€“ Bixi maanta: *615830256*

๐Ÿ“Œ Koorsadu waxay bilaabaneysaa dhawaan โ€“ *booskaaga ha lumin!*

Ma dareentay in waqti badan kaa lumiya isticmaalka baraha bulshada adigoo aan wax faaโ€™iido ah ka helin?Waxaa laga yaabaa...
06/08/2025

Ma dareentay in waqti badan kaa lumiya isticmaalka baraha bulshada adigoo aan wax faaโ€™iido ah ka helin?

Waxaa laga yaabaa inaad saacado ku qaadato scrolling iyo watchingโ€ฆ
Laakiin maxaa kaa hortaagan inaad u isticmaasho si xirfadeysan oo dakhli kuu soo hoya?

๐ŸŽฏ Koorsadeenna Social Media Marketing waxay kaa caawin doontaa inaad: โœ… Qabatinka baraha bulshada u beddesho xirfad faaโ€™iido leh
โœ… Barato sida loo maamulo pages ganacsi si xirfad iyo aqoon leh
โœ… U shaqeyso shirkado iyo macaamiil gudaha & dibadda ah
โœ… Abuurto dakhli joogto ah adigoo xitaa guriga jooga

โœจ Wakhtigu waa hadda!
Goโ€™aanso, baro xirfad cusub oo leh fursado aan xadidneyn.

๐Ÿ’ต Kaliya $10 โ€“ Bixi maanta: 615830256
๐Ÿ“Œ Koorsadu waxay bilaabaneysaa dhawaan โ€“ booskaaga ha lumin!

Maxaa Ka Dhigay *Social Media Marketing* Xirfad dunida ๐ŸŒŽ maanta aad Loogu baahan yahay?Aan kula wadaago *Some Facts* ari...
05/08/2025

Maxaa Ka Dhigay *Social Media Marketing* Xirfad dunida ๐ŸŒŽ maanta aad Loogu baahan yahay?

Aan kula wadaago *Some Facts* arintaa ku saabsan:

In ka badan 4.9 bilyan oo qof ayaa adeegsada baraha bulshada guud ahaan caalamka.
๐Ÿ”ฅ In ka badan 82% shirkadaha waxay doonayaan inay u adeegsan baraha bulshada dhanka suuq-geynta alaabtooda iyo adeegyadooda.
๐Ÿ“ˆ Baahida loo qabo xirfadlayaasha sida Social Media Managers, Content Creators, iyo Digital Marketers ayaa si joogto ah u kordhaysa sannad kasta.

๐Ÿ‘‰ Ku biir koorsadeenna cusub ee Social Media Marketing si aad u barato xirfad si weyn loogu baahan yahay caalamka.
๐Ÿ’ต Kaliya $10 โ€“ Bixi hadda: 615830256
๐Ÿ“… Koorsadu waxay bilaabaneysaa dhawaan โ€“ ha seegin fursaddan ee bixi lacagta maanta!

27/07/2025

๐ŸŽฏ Baro Xirfad Mustaqbal Leh!
Iska diiwaangeli Social Media Marketing & Content Creation Course maanta โ€” kaliya $10!
๐Ÿ‘‰ https://forms.gle/M5JWi4gTBQKoZPBQ7

๐Ž๐ ๐ž๐ฒ๐ฌ๐ข๐ข๐ฌ ๐Œ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก:Waxaa lagu war galinayaa dhamaan ardayda daneyneysa  barashada Xirfadaha Suuq geynta Casriga ee ๐ƒ๐ข๐ ๐ข๐ญ...
21/07/2025

๐Ž๐ ๐ž๐ฒ๐ฌ๐ข๐ข๐ฌ ๐Œ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก:

Waxaa lagu war galinayaa dhamaan ardayda daneyneysa barashada Xirfadaha Suuq geynta Casriga ee ๐ƒ๐ข๐ ๐ข๐ญ๐š๐ฅ ๐Œ๐š๐ซ๐ค๐ž๐ญ๐ข๐ง๐  in dhawaan ay bilaaban doonto ๐‚๐จ๐ฎ๐ซ๐ฌ๐ž ๐œ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐› ee uu bixinayo Ustad Yonis Abdirahman iyo Mr. Ibrahim Abdullahi (CEO of ๐’๐š๐›๐š๐š๐š๐ก ๐ƒ๐ข๐ ๐ข๐ญ๐š๐ฅ ๐Œ๐š๐ซ๐ค๐ž๐ญ๐ข๐ง๐  ๐€๐ ๐ž๐ง๐œ๐ฒ).

Koorsada Waxa ay socon doontaa mudo ๐Ÿ” ๐ญ๐จ๐๐จ๐›๐š๐š๐ ah (isbuuc) waana hab online ah. Isbuuci 2 maalin:

โ€ข ๐‘ด๐’‚๐’‚๐’๐’Ž๐’‚๐’‰๐’‚: ๐‘ฐ๐’”๐’๐’Š๐’Š๐’ ๐’Š๐’š๐’ ๐‘จ๐’“๐’ƒ๐’‚๐’„๐’
โ€ข ๐‘พ๐’‚๐’’๐’•๐’Š๐’ˆ๐’‚: 08:00๐‘ท๐‘ด ๐’Š๐’๐’‚๐’‚ 10:00๐‘ท๐‘ด
โ€ข ๐‘ช๐’๐’–๐’“๐’”๐’† ๐‘ซ๐’–๐’“๐’‚๐’•๐’Š๐’๐’: 6 ๐’˜๐’†๐’†๐’Œ๐’”

Koorsadan waxaa ka faaโ€™ideysan karo Dhamaan ardayda Jaamacadaha iyo cid walbo oo dooneysa in barato xirfada suuq geynta digitaalka.

Si aad isu Diiwaan galiso riix linka hoose ee form ka google ka:

https://forms.gle/M5JWi4gTBQKoZPBQ7

Ama la xiriir Number-ka ๐ŸŽ๐Ÿ”๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ–๐Ÿ‘๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ”. (Sabaah Digital Academy Admin)

๐๐: Koorsadan waxaa ku jiro: Hands on Practice + Assignments + Challenges and Case studies.

โ€œ๐™๐’‚๐™จ๐’‚๐™ญ๐’‚๐™–๐’ˆ๐™– ๐™ช ๐˜ฝ๐’‚๐™™๐’‚๐™ก ๐™๐’–๐™ง๐’”๐™–๐’… ๐’‚๐™–๐’… ๐‘ฒ๐™ช ๐˜ฝ๐’‚๐™ง๐’‚๐™ฉ๐’ ๐‘ฟ๐™ž๐’“๐™›๐’‚๐™™ ๐˜พ๐’–๐™จ๐’–๐™—โ€

Tirada Ardayda la rabo waa kooban tahay ka mid noqo Dufcada koowaad.

๐Œ๐€๐‡๐€๐ƒ๐’๐€๐๐ˆ๐ƒ๐ˆ๐ˆ๐




20/09/2024

Qaabka ugu wanaagsan ee lagu baran karo xirfadda Digital Marketing. Haddii aad rabto inaad kor u qaaddo xirfadahaaga oo aad noqoto khabiir dhanka suuq-geynta dijitaalka ah, video-gan waa adiga. Ku xidhnow, daawo, oo raac tilmaamaha! Ha ilaawin inaad like ino saarto, follow so dheh , lana wadaag asxaabta kale ee xiisaynaysa barashada xirfaddan muhiimka ah.


Digital
.

Address

Wadada Wadnaha, Jid Mareexaanka
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sabaah Digital Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share