Dalmar Construction & Engineering

Dalmar Construction & Engineering Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dalmar Construction & Engineering, Video Creator, Hodan, Mogadishu.

Filladan cusub waa:📐 Cabirka: 7.5m × 15m✅ 3 qol, mid mr room✅ 2 Musqulood✅ Kushiin casri ah✅ Barando✅ Barkin.Marka aad a...
13/06/2026

Filladan cusub waa:

📐 Cabirka: 7.5m × 15m
✅ 3 qol, mid mr room✅ 2 Musqulood✅ Kushiin casri ah✅ Barando✅ Barkin.

Marka aad aragto naqshadda iyo tayada dhismaha, qiimaha intee la eg ayaad ku qiyaasi lahayd? 🤔

💵 $20,000?💵 $30,000?💵 $40,000+?

🏡 Ma rumaysan kartaa in filladan quruxda badan lagu dhisay kaliya $34,000?✅ 5 Qol ✅  Qol Mr Room ✅ 2 Suuli ✅ Kushiin Cas...
12/06/2026

🏡 Ma rumaysan kartaa in filladan quruxda badan lagu dhisay kaliya $34,000?

✅ 5 Qol ✅ Qol Mr Room ✅ 2 Suuli ✅ Kushiin Casri ah ✅ Barando ✅ Barxad/Parking

Haddii laguu sheego inaad maanta haysato $34,000, ma dhisi lahayd gurigan mise dhul ayaad ku iibsan lahayd?
👇 Qor: "GURI" ama "DHUL"

02/04/2026

GURI IIB AH XAAFADDA NASTEEXO — DEGMADA WADAJIR.

31/03/2026

🏡 GURI IIB AH – MUQDISHO | SARKUUSTA (Warlaliska)

📐 Cabirka: 10m x 20m
🧭 Jihada: Koonfur
📄 Dukumenti: Maxamed Siyaad Barre
💰 Qiimaha: $85,000 (Wada hadal waa furan yahay)

WhatsApp
252-613667198

31/03/2026

Guri iib ah | Muqdisho – Albaraka







19/03/2026

📍 Faahfaahinta Guriga: • 2 Jid-le (Bari & Woqooyi)
• Cabirka: 13 × 13
• Hadda waxaa ka dhisan 5 qol iyo musqulo
• Guriga waxaa hadda lagu kireeyaa $500 bishii
• Dokumentiga: Maxamed Siyaad Barre
💰 Qiimaha: $180,000
Wixii faafaahin kala xariir:
+252616019594

Address

Hodan
Mogadishu

Telephone

+252682141413

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dalmar Construction & Engineering posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dalmar Construction & Engineering:

Shortcuts

Share

Category