Somali Comnolog

Somali Comnolog Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Somali Comnolog, Digital creator, Maka al Mukarram, Mogadishu.

🎬 Ku soo dhawoow SOMALI COMNOLOG!
📚 Barashada Film Qorista, Storytelling, Screenplay & Filmmaking
🎥 Cashiro Online ah oo fudud
Baro sida loo sameeyo Short Film & Musalsal
AI Tools Directing
💰 $25 Bishii +252625200190

09/10/2026

Saan sax miyaa ?

DEG-DEG: FADEEXAD CUSUB OO KA TAAGAN HAY’ADDA SOCDAALKAWarar culus ayaa sheegaya in dad Muqdisho jooga oo horey u haysta...
08/10/2026

DEG-DEG: FADEEXAD CUSUB OO KA TAAGAN HAY’ADDA SOCDAALKA

Warar culus ayaa sheegaya in dad Muqdisho jooga oo horey u haystay baasaboorrada laga beddelay xogtoodii, iyadoo arrintaas lagu xaliyay lacag dhan $15,000.

Waxaa la sheegay in baasaboorrada dadkaas loogu sameeyay habka online-ka, iyadoo habraacaasi caadiyan loogu talagalay qof ku sugan meel ka baxsan Soomaaliya.

Sidoo kale, waxaa la xaqiijiyay in la adeegsaday kaar xildhibaan oo been-abuur ah, taas oo qatar wayn ku ah Amniga Qaranka.

Eedeymahaan waxaa lala xiriirinayaa inuu amray Abdiqafaar, Agaasimaha Waaxda Baarista, iyo Agaasimaha Hay’adda Xuseen Iidow. Arrintan waxay u baahan tahay baaritaan rasmi ah oo lagu ogaado cidda lacagta qaadatay, habraaca ay mareen cidda amartay iyo cidda fulisay.

Waxaa maanta la sheegay in saraakiishii hawshan waday shaqada laga joojiyay kadib markii arrintu bannaanka timid oo lagu kaarto baxay.

Su’aasha taagan waa: $15,000-ka yaa qaatay, yaase masuul ka ahaa in baasaboorradaas sidaas loo beddelo?

Dadweynuhu waxay xaq u leeyihiin jawaab cad iyo isla-xisaabtan.

08/10/2026

Muranka dhulka

08/10/2026

Shuutaa yaabay 🤣

08/10/2026

Daawada infection

07/10/2026

H.g iyo mareexaan waa dad yaqaan colaad iyo nabad .

07/10/2026
07/10/2026

Dulmi diidoow dulmi doon hanoqon

07/10/2026

Behind the scenes

Mashruuca Adkeysiga Magaalooyinka SoomaaliyaSomalia Urban Riseliyeeynsi Project – S U R P I ayaa laga fuliyay magaalooyi...
06/10/2026

Mashruuca Adkeysiga Magaalooyinka Soomaaliya
Somalia Urban Riseliyeeynsi Project – S U R P I ayaa laga fuliyay magaalooyinka Muqdisho iyo Garoowe, iyadoo la bilaabay sanadkii 2018.
Mashruuca waxaa maalgeliyay World Bank, Ayadoo dhaqaalaha SURP I uu ka yimid santuuqa deeqbiyaasha midoobay Somalia Multi-Partner Fund – SMPF, waxaana mashruuca kubaxday qiyaastii 9 milyan oo dollar.
Muqdisho waxaa laga hirgalaiyay dhismayaal waddooyin laami iyo interlock,
halka Garoowana laga hirgeliyay afar waddo oo dhirirkooda lagu qiyaasay 4.9 km.
Qandaraas qaatayaasha waxaa lagu cadeeyay warbixinta worldbank Rashaad Construction & Trading Company oo Muqdisho ka shaqeysay, iyo TTN Construction Company oo Garoowe kahoowl gashay .
Qeeybta koobaad ee mashruuca ayeey worldbank sheegeeyn inoow kusoo dhamaaday si qurux badan .

Laakiin waxaa jira cabashooyin sheegaya in qaar ka mid ah shacabka laga qaaday lacgo ama lagu qasbay inay lacag kubixiyaan interlock-ka.

Su’aashu waxay tahay: haddii mashruuca deeq bixiyaasha iyo worldbank si rasmi ah u maalgaliyeeyn maxay ahayd lacagta shacabka laga qaaday, yaase qaaday?

Address

Maka Al Mukarram
Mogadishu

Telephone

+252617500132

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Comnolog posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share