Amaana Media

Amaana Media Amaana Media– Ku aamin aragtidaada: Ganacsi | Waxbarasho | Dhaqan | Suugaan | Madadaalo.

27/09/2025

Shaqo fiican ayaan u qabanay bahda iskuulka Onkod.

Al Ridaa Media Rumeeyaha Riyadaada.
Nagu dooro Tayo iyo Hal-Abuurnimo..

27/09/2025

Maamulaha dugsiga Onkod Daahir Mahamed Ali oo soo xiray xaflada qalinjabinta lana dardaarmay ardayda iyo waalidiinta.

Al Ridaa Media Rumeeyaha Riyadaada..

27/09/2025

Mid ka mid ah ardayda ka qalinjabisay dugsiga Onkod oo qudbad carabiya kasoo jeedisay xaflada.

Al Ridaa Media Rumeeyaha Riyadaada..

27/09/2025

Mid ka mid ah Waalidiintii kasoo qaybgalay xaflada qalinjabinta sanad dugsiyeedka 2024-2025 ee dugsiga Onkad oo kalmad ka jeediyey xafladda.

Al Ridaa Media Rumeeyaha Riyadaada.

27/09/2025

Gudoomiye Abdirahman oo xafladda sanad dugsiyeed ka dugsiga Oknkod ka jeediyey Baraarujin.

Al Ridaa Media Rumeeyaha Riyadaada..

27/09/2025

Maamula ku xiggeenkan dugsiga Okod Mohamed Aadan Ismail oo daah furay xaflada qalinjabinta sanad dugsiyeedka 2024-2025.

Al Ridaa Media Rumeeyaha Riyadaada..

Sawirada Qeybta 3-aad: Hadyado qurux daban oo waalidiinta,macalimiinta iyo ardaydu ay isku dhaafsadeen xafladda qalinjab...
26/09/2025

Sawirada Qeybta 3-aad: Hadyado qurux daban oo waalidiinta,macalimiinta iyo ardaydu ay isku dhaafsadeen xafladda qalinjabinta dugsiga ONKOD..

Al Ridaa Media Rumeeyaha Riyadaada..

Sawira qeybta labaad: Qaar ka mid ah ardayda dugsiga Dhexe/Sare ee dugsiga ONKOD oo xafladda qalinjabinta lagu gudoonsii...
26/09/2025

Sawira qeybta labaad: Qaar ka mid ah ardayda dugsiga Dhexe/Sare ee dugsiga ONKOD oo xafladda qalinjabinta lagu gudoonsiiyey shahaadada maadada xisaabta oo ay dhameysteen.

Al Ridaa Media Rumeeyaha Riyadaada..

Sawirada qeybta koowaad ee xafladda qalinjabinta sanad dugsiyeedka 2024/2025 ee iskuulka ONKOD.Al Ridaa Media Rumeeyaha ...
26/09/2025

Sawirada qeybta koowaad ee xafladda qalinjabinta sanad dugsiyeedka 2024/2025 ee iskuulka ONKOD.

Al Ridaa Media Rumeeyaha Riyadaada..

22/09/2025

Ardayda waxkabarata Akadeemiyada farqurxinta ee Amiir.

Al Ridaa Media Rumeeyaha Riyadaada.

21/09/2025

Maamulaha Akadeemiyada farqurxinta ee Amiir Ustaad Amiir oo ka hadlay ahmiyadda barashada Afka Soomaaliga iyo Farqurxinta.

Al Ridaa Media Rumeeyaha Riyadaada..

21/09/2025

Halkani waa hoyga aqoonta ee Akadeemiyada farqurxinta ee Amiir

Al Ridaa Media Rumeeyaha Riyadaada..

Address

Baar Ubax Howlwadaag
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Amaana Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share