Raaz Production

Raaz Production Raaz Production focuses on revealing untold and hidden stories. Stay connected with Raaz Production for captivating and thought-provoking documentaries.

12/05/2025

SADDAAM XUSEEN |Sheekada hoggaamiyihii Ciraaq dhisay hadana burburiyey | Decumentery

Kusoo biir Kanaalkeenna YouTube ka :
https://youtu.be/6SupCyeTA44

26/04/2025

SHAQO LA'AANTA DHALINYARADA iyo XALKOODDA | Decumentery

Maalin walba waxaynu aragnaa dhalinyaro karti leh oo jaamacado kasoo baxay, laakiin fadhiya guryahooda. Waxay leeyihiin riyooyin waa weyn, laakiin albaab walba waa u xiran yahay.

Muuqaalkan cusub ee aan diyaarinnay wuxuu ifinayaa xaqiiqda dhabta ah ee dhalinyarada Soomaaliyeed.
Waa codkooda. Waa sheekadooda. Waa riyadooda aan la aqoon.

Daawo muuqaalkan muhiimka ah, Shere garee fadlan si uu dad badan u gaaro, asuusnow saaxiib Waa waqtigii codkeennu kor u kici lahaa dhalinyaro.

Kusoo biir kanaalkeena Youtube ka si aad heshid muuqaal tayo leh.

"https://youtu.be/apq8SEjhVvA?si=rQg9D0-o9JsWTo8A

Soo jeediyo: Ayub Qalinle

22/04/2025

Qisada dalka Bosnia | Xasuuqii muslimiinta Bosnia ee dunida laga qariyey | Decumentery

21/04/2025

Jamhuuriyada Kalifornia | Dowlad jirtay 25 Maalmood oo kaliya | Decumentery.

20/04/2025

Dagaalka u dhexeeya Shiinaha iyo Mareykan ka | Decumentery

19/04/2025

Sudan | Qisada dal halgankiisu u dhexeeyo awood iyo aragti | Decumentery

FURSADAHA BISHA RAMADAAN!Bisha barakaysan ee Ramadaan waa fursad weyn oo aad naftaada ku horumarin karto, aqoon kororsi ...
23/02/2025

FURSADAHA BISHA RAMADAAN!

Bisha barakaysan ee Ramadaan waa fursad weyn oo aad naftaada ku horumarin karto, aqoon kororsi samayn karto, iyo xirfado cusub baran karto. Waxaan kuu haynaa laba fursadood oo qiimo badan:

Fursada Koowaad: Koorsooyin Xirfadeed

Waxaan kuu diyaarinay 3 koorso oo muhiim ah, kuwaas oo kaa caawin doona inaad horumariso xirfadahaaga shaqo iyo maamul.

✔ Koorsada Hoggaaminta
✔ Koorsada Maamulka
✔ Koorsada Shaqada & Shaqaalaha

🔹 Muddada: 3 bilood
🔹 Lacagta: Kaliya $10 (waxay iskugu jirtaa diiwaangelin, shahaado, iyo lacagta 3-da bilood)
🔹 Qaabka Casharrada: Online
🔹 Shahaado: Diploma

Haddii aad rabto inaad horumariso xirfadahaaga oo aad hesho shahaado rasmi ah, ha moogaan fursaddan!

Nagala soo xidhiidh whatsApp Nomber: 0618259845

Fursada Labaad: Aqoon Kororsi

Haddii aad rabto inaad kobciso aqoontaada inta lagu jiro bisha Ramadaan, waxaan kuu haynaa Buugmaal Podcast, Hantimaal Podcast & Daalib Podcast, kuwaas oo si qoto dheer u falanqeeya buugaag qiimo leh, fikrado ganacsi, iyo horumarka nolosha.

📚 Buugmaal Podcast – Soo koobista buugaag qiimo leh
🎙 Hantimaal Podcast – Aragtida maalgashiga & horumarinta dhaqaalaha
📖 Daalib Podcast – Aqoon iyo cilmi wax ku ool ah

Waa fursad qaali ah oo aad ku kobcin karto maskaxdaada! Hadda waxaa ku xiran dad kor u dhaafaya 8000 oo Qof {Sideed kun oo qof}.

Si aan u hesho taxanayaasha bisha Ramadaan kusoo biir kanaaladeena link-yada hoose.

Kanaalka koowaad: https://youtube.com/?si=b3Tleon9vkY-Mx-v

Kanaalka labaad: https://youtube.com/?si=yNMvBDHqSy6xlD6x

👉 Ka faa’iidayso fursadahaas!


Winner's institute Xarunta aqoonta iyo Hal-Abuurka

01/02/2025

Buugmaal podcast| soo koobidda buugga Sidee saaxiibo loogu guuleystaa dadkane loo saameeyaa |buug 6

Ayub Qalinle

Kusoo biir kanaalkeyga sxb..
https://youtu.be/qeqHvCa0ihs

Address

Howlwadaag
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Raaz Production posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share