Ayaamaha

Ayaamaha Ayaamaha.com wuxuu idin soo gudbinayaa wararka gudaha soomaaliya iyo warbixinno muhiim ah

Maxaa ka cusub xiisadda Garoowe iyo taliyaha ay DF u soo magacowday Puntland?
09/07/2026

Maxaa ka cusub xiisadda Garoowe iyo taliyaha ay DF u soo magacowday Puntland?

Maxaa ka cusub xiisadda Garoowe iyo taliyaha ay DF u soo magacowday Puntland? July 9, 2026 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Muqdisho-Ayaamaha.com Sida ay Warbaahinta baahisay maalin ka hor, waxaa magaalada Garoowe ka taagneyd xiisad u dhexeysay maamulka Puntland iyo Taliyaha Guutada 54-aad ee dowlad...

Masar oo dacwad rasmi ah u gudbisay FIFA
09/07/2026

Masar oo dacwad rasmi ah u gudbisay FIFA

Masar oo dacwad rasmi ah u gudbisay FIFA July 9, 2026 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Muqdisho-Ayaamaha.com Xiriirka Kubadda Cagta ee Masar (EFA) ayaa si rasmi ah dacwad ugu gudbiyay xiriirka kubadda cagta adduunka ee FIFA, iyaga oo cabasho ka ah qaabkii garsoorku u maareeyay kulankii dhex maray xu...

09/07/2026

Muungaab oo xarigga ka jaray mashruuc muhiim u ah Muqdisho

Kooxaha tuugada Muqdisho oo billaabay inay hab cajiib ah u adeegsadaan magaca NISA
09/07/2026

Kooxaha tuugada Muqdisho oo billaabay inay hab cajiib ah u adeegsadaan magaca NISA

Kooxaha tuugada Muqdisho oo billaabay inay hab cajiib ah u adeegsadaan magaca NISA July 9, 2026 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Muqdisho-Ayaamaha.com Magaalada Muqdisho waxaa kusoo kordhay qaab cusub iyo xeelado casri ah oo ay adeegsanayaan kooxo tuugo ah oo u abaabulan dhaca shacabka. Arrintan aya...

Maxaa kasoo baxay shirka Golaha Wasiirrada Soomaaliya?
09/07/2026

Maxaa kasoo baxay shirka Golaha Wasiirrada Soomaaliya?

Maxaa kasoo baxay shirka Golaha Wasiirrada Soomaaliya? July 9, 2026 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Muqdisho-Ayaamaha.com Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa maanta guddoomiyay shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada, kaas oo lagu soo bandhigay warbixin la xiriirta khatarta ...

Wararkii u dambeeyay dagaalka Mareykanka iyo Iiraan
09/07/2026

Wararkii u dambeeyay dagaalka Mareykanka iyo Iiraan

Wararkii u dambeeyay dagaalka Mareykanka iyo Iiraan July 9, 2026 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Muqdisho-Ayaamaha.com Dagaalka Mareykanka iyo Iiraan ayaa mar kale dib u billaawday, iyadoo saacadihii la soo dhaafay labada dhinac ay fuliyeen weeraro. Ciidanka Ilaalada Kacaanka Iiraan ayaa sheegtay i...

Dowladda Mareykanka oo baadigoobeysa muwadin asalkiisa yahay Soomaali
09/07/2026

Dowladda Mareykanka oo baadigoobeysa muwadin asalkiisa yahay Soomaali

Dowladda Mareykanka oo baadigoobeysa muwadin asalkiisa yahay Soomaali July 9, 2026 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Muqdisho-Ayaamaha.com Hay’adda dambi-baarista dalka Mareykanka ee FBI ayaa ku dhawaaqday in ay bixin doonto abaalmarin lacageed oo gaareysa illaa $150,000, taas oo la guddoonsiin doo...

Muqdisho: Wada-hadallada Dowladda iyo Mucaaradka oo Maanta Mar Kale Sii Soconaya
09/07/2026

Muqdisho: Wada-hadallada Dowladda iyo Mucaaradka oo Maanta Mar Kale Sii Soconaya

Muqdisho: Wada-hadallada Dowladda iyo Mucaaradka oo Maanta Mar Kale Sii Soconaya July 9, 2026 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Muqdisho-Ayaamaha.com Maanta waxaa mar kale la filayaa in ay magaalada Muqdisho dib uga billaawdaan wada hadallada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Xubnaha Mucaaradka, kuw...

Imaaraadka oo billaabay dhismaha saldhigga militari ee Israel ku yeelaneyso Berbera
07/07/2026

Imaaraadka oo billaabay dhismaha saldhigga militari ee Israel ku yeelaneyso Berbera

Imaaraadka oo billaabay dhismaha saldhigga militari ee Israel ku yeelaneyso Berbera July 7, 2026 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Berbera-Ayaamaha.com warar isa soo taraya ayaa sheegaya in dowladda Imaaraadka Carabta ay billowday dhaq-dhaqaaqyo la xiriira dhismaha saldhig militari oo la sheegay in I...

Address

Km4
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ayaamaha posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ayaamaha:

Shortcuts

Share