SSC Media

SSC Media warar sugan ugu kaalay

CAWEYS ENTERTAINMENT oo lagaaga furay magaalada Laascaanood gaar ahaan xaafada Wadajir aaga masjid Al Huda kasoo horjeed...
16/08/2024

CAWEYS ENTERTAINMENT oo lagaaga furay magaalada Laascaanood gaar ahaan xaafada Wadajir aaga masjid Al Huda kasoo horjeedka ALNASRI Hospital.
CAWEYS waxaa kuugu diyaara play station 4 iyo 5 .

Garaad Jaamac Garaad Cali Garaadka Guud ee SSC-Khaatumo oo uu ku soo dhaweeyey isaga iyo Wafdiga uu hogaaminayo Magaalad...
07/08/2024

Garaad Jaamac Garaad Cali Garaadka Guud ee SSC-Khaatumo oo uu ku soo dhaweeyey isaga iyo Wafdiga uu hogaaminayo Magaalada Badhan ee gobolka Sanaag Suldaan Siciid Suldaan C/Salaan oo ah Suldaanka Guud ee reer Maakhir.

04/10/2023

Jeneral Taliye GorGor wakhtigiisa ugu badan kuso qatay Dawlada dhexe ka yim 9 bilood kahor Difaaca Dadkiisa iyo Dalkiisa

Sidoo kale SNM ku cibadaystay ee Gododka Ugu Daatay❤✋

📷 Gacamo dahab

Laascaanood: Hogaanka sare ee Maamulka SSC-KHAATUMO ayaa si rasmi ah loo dhaariyey.
26/07/2023

Laascaanood: Hogaanka sare ee Maamulka SSC-KHAATUMO ayaa si rasmi ah loo dhaariyey.

Laascaanood: Abdirizak Khalif Ahmed ayaa booqasho iyo xogwaraysi ugu tagay isimada dhaqanka SSC.
15/07/2023

Laascaanood: Abdirizak Khalif Ahmed ayaa booqasho iyo xogwaraysi ugu tagay isimada dhaqanka SSC.

Waxaa saacadaha soo socda magaalada laascaanood lagaga dhawaqaya Golaha Hogaanka maamulka SSC-KHAATUMO oo ka kooban 45 x...
05/07/2023

Waxaa saacadaha soo socda magaalada laascaanood lagaga dhawaqaya Golaha Hogaanka maamulka SSC-KHAATUMO oo ka kooban 45 xubnood.

01/07/2023

Halganku dhib aan labadaas ahayn ma qabo wallaalayaal

Fihima waxay isu aragta halganka iyo lascanod iyo rasastii lagu dagalamayay ba inay iyadu ledahay oo cida dagalantayna iyada iyo aabaheed iyo ciiltire yihiin.
waxay kaloo inoo soo jiidaysaa godob oo intaas waxay kala guraysaa majeerteen oo tolkeen ah hadana waxay sii kala gureysaa cismaan maxamuud (bah dir iyo bah dhulbahante)

Ayatulah walaalayaal wuxuu isu arkaa siyaasi weyn oo ilaahay baa weyne. weligiis xil ma qaban, agaasimaa u yare ma noqon kkkk
calool yar buu walaalayaal intaa salsalaaxayaa isna fihiima ma dhaamo godob buu ina galinayaa.

Gorod Jare waa abwaan keeni, waa halgamaageeni waa mid kamid ah jiridaha ugu adag ee jamaahiirtu ku tagan tahay. heestii halgankana isagaa lahaa (leel leelka sooleey)
dhowr sano baan ku xidhnaa bartiisa fb intaasna halgan buu wadey laakiin walaalayaal fihiima iyo ayatulah horgalo isaaq xaarka ka dhaqay ahaayeen markuu jihaadka wadey.

FG: shakhsi ahaan wlhi uma necbi labadooda isna waa abtigay marna waa awoowgay iyaduna waa inaadeertay laakiin halganku dhibaato ku hayaan waxaan ugu baaqaynaa inay dhibta jojiyan.

Waxaa maanta magaalada laascaanood kafurmay shirkii ugu horeeyey ee xubnaha 45 ah iyo isimada dhaqanka Ssc. Shirkan ayaa...
03/06/2023

Waxaa maanta magaalada laascaanood kafurmay shirkii ugu horeeyey ee xubnaha 45 ah iyo isimada dhaqanka Ssc.

Shirkan ayaa ah kulankii ugu horeeyey ee isimada iyo xubnuhu cusubi yeeshaan si wadajir ah.

Muqdisho: Madaxweynaha jubaland axmed maxamed islam ayaa caasiamda dalka ku casuumay isimada dhaqanka SSC oo hawlo shaqo...
02/06/2023

Muqdisho: Madaxweynaha jubaland axmed maxamed islam ayaa caasiamda dalka ku casuumay isimada dhaqanka SSC oo hawlo shaqo ujooga.

Isimada dhaqanka SSC aya maalmihii lasoo dhaafay la lahaa madaxda ugu saraysa dalka iyagoona kala hadlayay sidii loo meel marin lahaa qadiyada bulshada SSC.

20/11/2022

Mention dheh saaxiibkagi moodi jirey heestan in ronaldinho qaaday 😀

Address

Mogadishu
OHSTREAT

Telephone

+252634990845

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SSC Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to SSC Media:

Share

Cusbitaalka FAYO ee Adeega Caafimaadka Bulshada Gobolka Sool

Adeeg Caafimaad oo Tayadiisa la Hubo