Aragtida dunida

Aragtida dunida News and programs

03/03/2024

Maskaxdaada ha ka horyso qalbigaada

07/08/2022

Yaab badnaaa bal ila daawo

26/07/2022

Dunarkeena qaar dhib badnaaa bal ila daawo video

Heshiiska Robert Lewandowski ee u dhexeeya FC Bayern iyo Barcelona waa la xaqiijiyay, heshiis buuxa ayaa jira, halkan ay...
16/07/2022

Heshiiska Robert Lewandowski ee u dhexeeya FC Bayern iyo Barcelona waa la xaqiijiyay, heshiis buuxa ayaa jira, halkan ayaana la ansixiyay πŸ”΅πŸ”΄πŸ€

▫️ Madaxa Bayern Kahn: "Waxaan la gaarnay Barcelona heshiis, hadda dukumentiyada waa la diyaarinayaa".

❗️ Lewandowski ayaa u sheegay Sky: β€œ8-da sano waxay ahaayeen kuwo qaas ah, mana ilaawi doono taas. Waqti fiican ayaan ku qaatay Munich. "

▫️ Lewandowski ayaa duuli doona axada si uu u saxiixo heshiiska, u maro tijaabada caafimaadka ka dibna loo soo bandhigi doono ciyaaryahan cusub oo BarΓ§a.

Robert Lewandowski ayaa qandaraas u saxiixi doona 24-ka saac ee soo socda Barcelona si uu u noqdo ciyaaryahan cusub oo B...
16/07/2022

Robert Lewandowski ayaa qandaraas u saxiixi doona 24-ka saac ee soo socda Barcelona si uu u noqdo ciyaaryahan cusub oo Barcelona ah.

heshiisku wuxuu socon doonaa ilaa Juun 2025 oo leh ikhtiyaar xilli kale. πŸ”΅πŸ”΄πŸ€

15/07/2022

Macawuustaa iyo cimaamadaan cariiriga ah iga cun shataaa waa qosol socda

12/07/2022

Wlhi wan qoslay Waan fuuray hadaad qosli waydo iska tahriib πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚

12/07/2022

Farxiyo fiska iyo weerar rogaal celis ah🀣

Fiska Maa Ciyaaar Loo Bilaaabaaa πŸ˜‚πŸ˜‚ Bareeejo Wadanahay Dhagleee Wadato πŸ€ͺπŸ˜‚βœŒοΈ

10/07/2022

Shuter Mr shaataa aa daawaday mana qoslin been waaye bal ila daawo

06/07/2022

Arsenal dadka taageero iyo shuter maxaaa kala hysta

04/07/2022

LAYAAB: Sheikh shantaay iyo daaci muqtaar oo maxkamad lasaarayo

03/07/2022

SHANTAAY iyo BAABA JEEY LUGTIISA MAXAA KALA HEYSTA YAAB

Address

Mogadishu

Telephone

+252615093065

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aragtida dunida posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Aragtida dunida:

Share

Category