
29/04/2025
๐๐ ๐ญ๐๐ช๐๐๐ง ๐ง๐จ๐จ๐๐ฒ๐๐๐ ๐ฐ๐๐๐ซ๐๐ซ๐ซ๐๐๐ ๐๐ง๐ญ๐๐ซ๐ง๐๐ญ-๐ค๐ ee ๐ค๐ฎ๐ ๐ฎ ๐๐ก๐ข๐๐ข ๐ค๐๐ซ๐?
Waxaa jira farsamooyin badan oo lagu khiyaaneeyo dadweynaha si looga helo xogtooda khaaska ah. Ka feejignoow:
โข Ha furin email ama fariin lagaaga soo diray qof aadan aqoon
โข Ha galin link aanad hubin
โข Ha siin password ama xogtaada shaqsi kasta, xitaa haddii uu iska dhigo qof rasmi ah.
Noloshaada ka ilaali khayaanada internet.
La so soco cashirka 2aad ee aan kuugu sharixi doono nuucyada weerarada Internet-ka.