Marjac Media

Marjac Media Media reports

27/09/2024

Kheikh Rusheeye oo quraan saar ka bilaabay maxkamadii Dahir Calasow

Ikraan Maxamed ayaa noqotay gabadhii ugu horreysay ee Soomaali ah oo xajiiban oo kamid noqota Booliska Gobolka Minnesota...
27/09/2024

Ikraan Maxamed ayaa noqotay gabadhii ugu horreysay ee Soomaali ah oo xajiiban oo kamid noqota Booliska Gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka.

27/09/2024

Gabar ah si layaab leh u waday mooto iyo waxa kala qabsaday

Midke tahay adigaMe ree baadiya
12/09/2024

Midke tahay adiga
Me ree baadiya

11/09/2024

Fulay baa Ninka helay oo nabar fulaynimo ku dhuftaY runtii 🀣

06/09/2024

Berbera somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄

06/09/2024

Taariiqda dagaalkii somaliya iyo Ethiopia 1977

06/09/2024

Somali kaboy

Sundus oo joogtay Liido ayaa nolol iyo geeri lagu wayay balse gabadhi la socotay waa dhaawac waa la helay .Ehelada Sundu...
02/08/2024

Sundus oo joogtay Liido ayaa nolol iyo geeri lagu wayay balse gabadhi la socotay waa dhaawac waa la helay .

Ehelada Sundus ayaa codsanaayo Inaa la raadisaan fadlan kala xiri telefonkan ehelkiisa β€ͺ+252 61 8399567‬

Aduunka lagu waaro waleee daqiiqad ayay wax kasta isku bedeli karaan marka nolosha ha isasiin Alle unaxariiso inta dhima...
02/08/2024

Aduunka lagu waaro waleee daqiiqad ayay wax kasta isku bedeli karaan marka nolosha ha isasiin

Alle unaxariiso inta dhimatayπŸ˜­πŸ˜­πŸ˜­πŸ’”πŸ€²πŸ½

02/08/2024

Maxkamada daahir xalasow gabar dacwo ah

02/07/2024

Mama ayadoo live lagu wareysanayo suuxday 😭😭😭😭

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Marjac Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share