Wadar Media

Wadar Media Wadar Is a Multimedia And Digital Marketing Consultancy Company Based In Somalia This is Where You Would Find All The Problems Of Social Media๐Ÿ‘‰๐…๐จ๐ฅ๐ฅ๐จ๐ฐ ๐”๐ฌ ๐Ÿ’ฏ

05/07/2025

Arday yahow maskaxda furan, mustaqbalkaagu gacantaada ayuu ku jiraa. Haddaad maanta xirfad baratid, berrito waxaad noqon kartaa qof shaqo abuuran kara, hal-abuurna leh, kana madax bannaan shaqo sugid.

Adiga ayaa noqon kara kan mustaqbalka beddela. Isku kalsoonow. Dadaal. Hana ka harin hamigaaga!

ู‚ุงู„ ุฑุณูˆู„ ุงู„ู„ู‡ ๏ทบ: "ุงุชู‘ูŽู‚ููˆุง ุงู„ู†ู‘ูŽุงุฑูŽ ูˆูŽู„ูŽูˆู’ ุจูุดูู‚ู‘ู ุชูŽู…ู’ุฑูŽุฉู"Nabiga NNKH wuxuu yiri: "Ka dhawrsada naarta, xitaa haddii a...
20/06/2025

ู‚ุงู„ ุฑุณูˆู„ ุงู„ู„ู‡ ๏ทบ: "ุงุชู‘ูŽู‚ููˆุง ุงู„ู†ู‘ูŽุงุฑูŽ ูˆูŽู„ูŽูˆู’ ุจูุดูู‚ู‘ู ุชูŽู…ู’ุฑูŽุฉู"
Nabiga NNKH wuxuu yiri: "Ka dhawrsada naarta, xitaa haddii ay noqoto idinkoo sadaqaynaya jeex timir ah."








Wadar Media

Annaga oo ah bahda Wadar Media, waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhammaan ardayda Fasalka 4-aad ee  dugsiga sare ...
19/06/2025

Annaga oo ah bahda Wadar Media, waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhammaan ardayda Fasalka 4-aad ee dugsiga sare maanta, 19-ka Juun 2025, y so gaba gaboobey Imtixaanka Dowladda.

Guul ayaan idiin rajeynaynaa dhamaantiin!
Qalbiyadeena iyo ducadeenuba waa idin la jirtaa.

Wadar Media

Annaga oo ah bahda Wadar Media, waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhammaan ardayda Fasalka 4-aad ee  dugsiga sare ...
14/06/2025

Annaga oo ah bahda Wadar Media, waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhammaan ardayda Fasalka 4-aad ee dugsiga sare maanta, 14-ka Juun 2025, u fariisanaya Imtixaanka Dowladda.
Ilaahay ha idiin sahlo imtixaanka, ha idiinka dhigo mid fudud, hana idiin barakeeyo waqtigiinna, maskaxdiinna, iyo qalinkiinna. Ilaahay ha idinka dhigo kuwii guusha ku baasay si sharaf iyo sumcad leh.

Guul ayaan idiin rajeynaynaa dhamaantiin!
Qalbiyadeena iyo ducadeenuba waa idin la jirtaa.

โ€” Bahda Wadar Media

12/06/2025

Bahda Wadar Media waxa ay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhammaan ardayda Fasalka 8-aad ee maanta, 12-ka Juun 2025, si rasmi ah ugu so dhamaadey imtixaankii dugsiga dhexe.
Waxaan idiin rajaynaynaa in tallaabada xigta ee dugsiga sare aad u qaadaan si kalsooni iyo himilo sare leh.

Mar kale, hambalyo ardayda Fasalka 8-aad!

Wadar Media

28/05/2025

Fadliga ay leeyihiin 10-ka bisha carafo aan ka faaideysano fursadan qiimaha badan.




Wadar Media

04/05/2025

Maxaad Ka Taqanaa Taariikhda Faca Weyn Ee Wadanka Turkiga ๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ท....seemore

Nala Daawo Muuqaalkeena Maanta

22/04/2025

Taariikhda Wadamada โ€“ Qaybta 1aad: JAPAN

Japan waa jasiirad ku taalla Bariga Aasiya, kuna caan ah dhaqankeeda qadiimiga ah iyo horumarka teknolojiyadda. Waxaa uuna ka kooban yahay in ka badan 6,800 oo jasiiradood.




Wadar Media

18/04/2025

Dhalinyaradu ay ku leeyihiin Horumar ka Wadanada...seemore


15/04/2025

Horumarka Uu Dal Gaaro Iyo Dib U Dhaca Mid Kala Kulmo......seemore.


Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wadar Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category