Somali Women Journalists Organization-SWJO

Somali Women Journalists Organization-SWJO S.W.J.O is made up of a group of young beautiful, outgoing, talented and courageous ladies who chose

23/10/2025

Aqoon-is-weydaarsi lagu xoojinayo waxbarashada saxaafadda loo wada-dhan yahay ee ku saleysan sinnaanta jinsiga. Fojo Media Institute Iyo
Somali Women Journalists Organization-SWJO

SWJO oo kaashanaysa Fojo Media Institutewaxa ay maanta ku qabatay Moqdisho, aqoon-is-weydaarsi hal maalin ah oo ku saabs...
22/10/2025

SWJO oo kaashanaysa Fojo Media Institute
waxa ay maanta ku qabatay Moqdisho, aqoon-is-weydaarsi hal maalin ah oo ku saabsanaa saxaafad ka tarjunta sinnaanta jinsiga,
Waxyaabaha laga hadlay waxaa kamid ahaa:
Soo bandhigidda Cilmi-baaris la xiriirta ka qaybgalka haweenka ee warbaahinta
-Barashada qalabka raadraaca jinsiga
-Fikir-wadaag ku saabsan sida jinsiga loogu dari karo manhajka saxaafadda.
Ardayda ka socotay Jamacadda Ummadda Soomaaliyeed waxay muujiyeen doorkooda muhiimka ah ee suxufiyadda mustaqbalka — mid ay ku jiraan codadka dhamaan bulshada!

Empowering Future Journalists!SWJO, in partnership with Fojo Media Institutesuccessfully conducted a one-day workshop on...
22/10/2025

Empowering Future Journalists!
SWJO, in partnership with Fojo Media Institute
successfully conducted a one-day workshop on Gender-Inclusive Journalism Education in Mogadishu.
The session focused on:
-Sharing baseline study findings on gender gaps in Somali media
-Introducing gender tracking tools and inclusive reporting techniques
-Group work on integrating gender in journalism education
The workshop brought together journalism students from Somali National University to reflect on their future role in creating a more balanced, representative media space.

Empowering the next generation of media leaders — SWJO’s latest workshop on Gender-Inclusive Journalism is shaping a mor...
22/10/2025

Empowering the next generation of media leaders — SWJO’s latest workshop on Gender-Inclusive Journalism is shaping a more balanced future for Somali media.
🔗 Read more

Mogadishu, 22 October 2025 — The Somali Women Journalists Organization (SWJO), in partnership Fojo Media Institute, hosted a one-day workshop focused on strengthening gender-inclusive journalism ed…

14/10/2025

Wariye Xaawa Luul, “Maalmahan aan isla joognay waxaan fahamnay waxyaabo badan oo aad nooga maqnaah”.

SWJO expresses concern over the detention of Himilo TV journalists Ahmed Mohamed Adam (Jubba) and Khadar Abdirahim Ibrah...
13/10/2025

SWJO expresses concern over the detention of Himilo TV journalists Ahmed Mohamed Adam (Jubba) and Khadar Abdirahim Ibrahim (Khadar Nasri), held for over 20 hours without explanation. We urge authorities to clarify the reason for their arrest and respect press freedom.

Press Release: Concern Over Arrest of Himilo TV Journalists in Mogadishu Mogadishu, Somalia – October 13, 2025 The Somali Women Journalists Organization (SWJO) expresses deep concern over the deten…

That’s a wrap in Beledweyne!Over the past three days, journalists in Beledweyne gathered to reflect on how Somali media ...
09/10/2025

That’s a wrap in Beledweyne!
Over the past three days, journalists in Beledweyne gathered to reflect on how Somali media can better represent all voices. Through hands-on exercises, bold conversations, and the introduction of the Gender Content Tracking Tool, participants explored how everyday editorial choices can shift public narratives.

From challenges in field reporting to insights on newsroom culture, the workshop helped spark momentum for more inclusive journalism — grounded in local realities and driven by a shared commitment to change. 🙌 Big thanks to our partner IMS (International Media Support) and to our skilled facilitator, Somali Women Journalists Organization-SWJO Chairperson Farhia Kheyre for leading the sessions with depth and energy.

Tababarkii Beledweyne waa inoo soo dhammaaday!Saddexdii maalmood ee lasoo dhaafay, suxufiyiin ka kala yimid Warbaahinta ...
09/10/2025

Tababarkii Beledweyne waa inoo soo dhammaaday!
Saddexdii maalmood ee lasoo dhaafay, suxufiyiin ka kala yimid Warbaahinta magaalada Beledweyne ee gobalka Hiiraan oo isugu jiray wiilal Iyo gabdho ayaa isugu yimid in ay ka doodaan sida warbaahinta Soomaaliyeed ay u noqon karto mid ka turjumaysa dhammaan codadka bulshada.
Waxaa si gaar ah diiradda loo saaray sida ay warbixinnada degdegga ah, dhaqanka warbaahinta gudaha, iyo doorashada ilaha wararka u saameeyaan sinnaanta jinsiga, iyadoo sidoo kalena la baray Suxufiyiinta isticmaalka qalabka raad-raaca jinsiga (Gender Tracking Tool) si wax ku ool ah.

Mahadsanid IMS (International Media Support)
oo garab taagan Somali Women Journalists Organization-SWJO. iyo Farhia Kheyre Guddoomiyaha SWJO, oo si qoto iyo qibrad dheeri ah u hogaamisay tababarka.

09/10/2025

Gudoomiye ku Xigeeenka Arrimaha Bulshada Gobalka Hiiraan Shiikh Cabdiwaajid Shiikh Nuuriyoow, ayaa ka hadlay muhiimada tababarkan uu u leeyahay Suxufiyiinta Reer Beledweyne.

MAALINTII 2BAAD –Ka soo qeyb galayaasha aqoon is weydaarsiga oo ka kala soconaya xarumaha warbaahinnada ee ku yaalah mag...
08/10/2025

MAALINTII 2BAAD –
Ka soo qeyb galayaasha aqoon is weydaarsiga oo ka kala soconaya xarumaha warbaahinnada ee ku yaalah magaalada Beledweyne ee Gobalka Hiiraan, Waxa ay isugu jiraan wardoonayaal, akhriyeyaal war iyo soo-saareyaal barnaamij. waxay barteen farsamooyin iyo xeelado wax ku ool ah si kor loogu qaado xulashada ilo-wareedyadda, qorista sheekooyinka sinnaanta ku dhisan, iyo go'aamada tafatirka ee saameeya sida loo metelo bulshada.

Warbaahin sinnaan ku dhisan waxay ka bilaabataa doorashada maalin laha ah ee wariyaha!

07/10/2025

SWJO waxa ay u taagantahay in la helo saxaafad metesha dhammaan gobollada dalka, si cod kasta uu u helo meel uu ka dhawaaqo. Warbaahin loo siman yahay waa tiir ka mid ah dimuquraadiyadda..

Tababarka Beledweyne oo si rasmi ah u furmay: Saxaafad is-bedel wadata, Maanta ayaa magaalada Beledweyne laga bilaabay t...
07/10/2025

Tababarka Beledweyne oo si rasmi ah u furmay: Saxaafad is-bedel wadata, Maanta ayaa magaalada Beledweyne laga bilaabay tababar 3-maalmood ah ee ay SWJO iyo IMS (International Media Support)
si wadajir ah u qabanayaan: Kordhinta Sinaanta Jinsiga ee Warbaahinta. Suxufiyiin soo saarayaal iyo tifaftireyaal maxalli ah ayaa isugu yimid si ay u falanqeeyaan sida saxaafaddu doorkeeda ugu leedahay kor u qaadidda ama xannibidda sinnaanta. Tababarku wuxuu xoogga saarayaa in warbaahinta ay noqoto mid si dhab ah u metesha bulshada Soomaaliyeed oo dhan.

Gudoomiye ku Xigeeenka Arrimaha Bulshada Gobalka Hiiraan Shiikh Cabdiwaajid Shiikh Nuuriyoow,
Ayaa Furay tababarkan oo loo qabtay wariyaasha ka howlgalah magaalada Beledweyne oo isugu jirah Wiilal Iyo gabdho. Isbedelka wuxuu ka bilaabmaa newsroom-ka!

Address

Via Liberia
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Women Journalists Organization-SWJO posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somali Women Journalists Organization-SWJO:

Share