Rejo TV

Rejo TV Ku soo Dhawaaw Bogga Rasmiga ah ee Rejo TV – meesha aad ka heli doonto adeegyo Telefishin casri ah, madadaalo, barnaamijyo toos ah, iyo Warar Arrima Bulshadda.

Waa Bogga Facebook ee rasmiga ah Rejo Media

FILMKAN AYAA CAAWA INOO SAARANSHASHADAHA REJO MOVIES πŸŽ¬πŸ•€ Waqtiga: 19:00 PMKamid noqo macamiisha Rejo Cable Tv si aad u no...
06/11/2025

FILMKAN AYAA CAAWA INOO SAARAN
SHASHADAHA REJO MOVIES 🎬
πŸ•€ Waqtiga: 19:00 PM

Kamid noqo macamiisha Rejo Cable Tv si aad u noqoto qofka aan loga sheekeyn Filimada Cusub fadlan hadaba nagala soo xariir. Numberka gaaban.
πŸ“žCall 344


05/11/2025

Saadaalinta ciyaarta Finalka ah ee dhex mari doonta Howlwadag iyo War-sheekh

Rejo TV

04/11/2025

"Xaliimo dhafarka iga goyso xitaa waan guursaday balse weli waan dhaafi la'ahay"

Rejo TV

03/11/2025

Ciyaal xamar & nimanka skin care-ka marsado maxaa kala heysta!

02/11/2025

Ciyaal xamar & nimanka skin care-ka marsado maxaa kala heysta!

Rejo TV

29/10/2025

"Gabdhaha Soomaaliyeed ha laga daayo saqiir suujinta oo hala sugo inti ay maskax ahaan iyo jir ahaan diyaar ka noqonayan"

Rejo TV

26/10/2025

"Wax yaabaha isoo jiitay markaan Muqdisho imid waxaa ka mid in qof walba danihiisa ku mashquulsan yahay, xitaa dameerka Muqdisho jooga waqti ayaa ku socda"

Youtuber Abdi Ayaanle

Rejo TV

21/10/2025

"Marki aan xanaaqo qol ayaan isku soo xiraa, qofki isku dayo inuu ila hadlana...."

Rejo TV
fans

12/10/2025

"Maxaan calan u dabeaaldegnaa,stress ayaaba nahaayo'e"

12/10/2025

"Maxaan calanka Somalia marki la sameeyay u dabaaldegnaa stress ayaaba nahaayo'e ma inanagaa naqaan waqtigi aan dhalannay"

Rejo TV
fans

Sawiro Qaybta 5aad waxaa Maalintii 2 aad furmay Shirweynaha Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (EACCON 2025) oo soconay...
08/10/2025

Sawiro Qaybta 5aad waxaa Maalintii 2 aad furmay Shirweynaha Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (EACCON 2025) oo soconaya 7–8 Oktoobar 2025, Shirka oo Soomaaliya ay martigelinayso sanadkii labaad tan iyo markii ay xubin buuxda ka noqotay Ururka EAC, ayaa diiradda saaraya kobcinta iyo horumarinta wax-soo-saarka wadd

Sawiro Qaybta 4aad: waxaa Maalintii 2 aad furmay Shirweynaha Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (EACCON 2025) oo socona...
08/10/2025

Sawiro Qaybta 4aad: waxaa Maalintii 2 aad furmay Shirweynaha Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (EACCON 2025) oo soconaya 7–8 Oktoobar 2025, Shirka oo Soomaaliya ay martigelinayso sanadkii labaad tan iyo markii ay xubin buuxda ka noqotay Ururka EAC, ayaa diiradda saaraya kobcinta iyo horumarinta wax-soo-saarka wadd

Address

Waberi District, Mogadishu Somalia, Somalia, 252
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Rejo TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Rejo TV:

Share

Category