22/06/2025
Ma doonaysaa inaad barato Af-Carabi si fudud, casri ah, oo bilaash ah? Waa waqtigii saxda ahaa! ๐
Ma doonaysaa inaad barato Af-Carabi si fudud, casri ah, oo bilaash ah? Waa waqtigii saxda ahaa! ๐โจ
Waxaan hadda bilaabaynaa diiwaangelinta koorsada Af-Carabiga oo socon doonta 3 bilood, laguna baranayo:
โ
App-ka AlifBee โ barasho casri ah oo la jaanqaadaysa wakhtiga
โ
Fasal toos ah โ jawi firfircoon oo ardaydu si toos ah ugu kulmaan
โ
BILAASH โ Ha moogaan fursad aan laga helin meel kasta!
๐จ๐ฝโ๐ซ Ku habboon: Ardayda, waalidiinta, dhalinyarada, iyo qof walba oo raba inuu Af-Carabi barto.
๐ Boosaska waa xaddidan yihiin โ iska diiwaangeli hadda ka hor inta aan la buuxin!
iska diiwaangelin link-gaan https://forms.gle/5cHNcpSFCxPirBcN6