Alfaqiih TV

Alfaqiih TV Alfaqiih TV u adeegaha bulshadda uggu imaaw wax ku xiisa galiya, haka maqnaan marna booqo�
(1)

09/09/2025

Kamaradda Qarsoon Ayaa Duubtay Marxuum Axmed Cadib, Geeridiisa Ka Hor.

Uducee walaal.

08/09/2025

Biyo ayuu wajiga kusoo shubtay waa munaafaqad heer sare gaartay.

Munaafaqa qarniga aan ku jirno ee Africa.
08/09/2025

Munaafaqa qarniga aan ku jirno ee Africa.

08/09/2025

Aan u duceymo ninkaan in eebe hanuuniyo.

06/09/2025

Arintaan maxaa ka jira?

06/09/2025

Alaabtaan iyo alaabtii Puntland ee ayaan dhaweyd tee qatarsan?

05/09/2025

Madaxwey ihii h**e ee Somaliland Muse Bixi ayaa ka sheekeyay sheeko dhexmartay asaga iyo Madaxweyne Farmaajo.

05/09/2025

Waa ku jeclnahay Nabi alooow🥰🎉

05/09/2025

Halkaan waa Nairobi, dadkaas waxaa loo xir xiray qashin iyo wasaq goobohoodii Ganacsiga iyo Guryohoodii ka dhigay musqulo iyo foolxumo.

Adoo Somalinimo iyo islaanimo sheeganaya in wasaq iyo ur laguu xiro waa xanuun walaahi.

05/09/2025

Xubno ka tirsan milatry-ga Mareykanka ayaa diiday kaalamda Mareykanka ee Sr’’’’’ ll iyo xasuuqa ay ka wado QAZA iyagoo Mudaharaad ka sameeyay Washinton.

05/09/2025

Waa masaajid ku yaala Magaladda Garisa oo la yiraa Quba, waxaa ka taagan khilaaf la xiriira anaa imaam noqonaya iyo anaa noqonaya markii la kala celin waayay waa la sii daayay labadiiba mid kastana geestiisa ayuu ka bilaabay inuu imaam noqodo.

Wahaabigu waa sidaaas.

05/09/2025

Xaliimo Musiibo ah ayaa heshay ninkaan waligiis danbe iskuma dayi doono inuu wax boobo.

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Alfaqiih TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Alfaqiih TV:

Share