Wehliye

Wehliye public figure

25/07/2026
25/07/2026

Roob iyo dabayl k**a hor istaagin inay shacabka ilaaliyaan. Su'aashu waxay tahay: Ma u haynaa qadarin ku filan ciidamada naftooda u hura amniga shacabka?

Aragtidaada nala wadaag.

25/07/2026

Ciidamadii noo badali lahaa midowga africa

25/07/2026

Waa kuma dalxoreeye

23/07/2026

Ciyaarta dhaqameedka Istinka ee Afgooye waa hidde Soomaaliyeed oo fac weyn. Su'aashu waxay tahay: Ma mudan tahay in la sii xoojiyo oo la ilaaliyo, mise mise aaminsantahay
Qaar waxay leeyihiin Istinka waa astaanta geesinimada iyo dhaqanka Soomaaliyeed, halka kuwo kalena ay u arkaan ciyaar khatar badan. Adigu dhinacee ayaad taagan tahay? Maxay kula tahay? ๐Ÿ‘‡

22/07/2026

Gabartaan Soomaaliyeed ayaa muuqaalkeeda ku sheegtay inay ku qanacsan tahay xiriir ay iyadu ku tilmaantay inuu xaaraan yahay. Arrintan maxay bulshada uga dhigan tahay? Ma waxaad u aragtaa xorriyad qofeed, mise waa dhaqan iyo diin laga fogaanayo? Sanadihii u dambeeyay waxaad mooddaa in arrimahan si furan loogu soo bandhigayo baraha bulshada. Aragtidaada ku reeb faallooyinka.

22/07/2026

War taladaan dood bay dhalin doontaa! Ragga iyo dumarka midkee waafaqsan? Bal dhageyso ๐Ÿ˜‚๐Ÿ‘‡"

22/07/2026

Somaliland oo joojineysa isku adkeynta guurka

Address

Warshadaha
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wehliye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share