Arlaadi Media

Arlaadi Media Arlaadi Media Network is the first ever national Media outlet to cover all its programs and news in Maay language, the second largest language in Somalia.

SAWIIRRO: Golaha Shacabka oo Ansixiyey Hindise-Xeereedka Dembiyada Kufsiga iyo Anshax-xumada, iyadoo 132 Xildhibaan ay o...
14/10/2026

SAWIIRRO: Golaha Shacabka oo Ansixiyey Hindise-Xeereedka Dembiyada Kufsiga iyo Anshax-xumada, iyadoo 132 Xildhibaan ay oggolaadeen.

14/10/2026

DOOD KULUL: Maxaa kala qabsaday Xildhibaannada Mucaaradka iyo Muxaafadka ee ku saabsan arrinta dastuurka?

14/10/2026

Qaar Ka mida Xildhibaanada Golaha Shacabka aya Ku kala aragti duwanaday Dastuurka Cusub ee ay dhwaan meel mariyeen.”

14/10/2026

Xildhibaan Sadaad Caliyow:"Golaha Shacabka markan joogno lama fiiriyo xildhibaanada maqan ama joogo golaha ee xildhibaanada way is metelan meeshan maamul maamul laguma joogo ."

14/10/2026

Wasiir h**e Goodax Barre: "Labadii sano ugu dambeysay waxaan aduunka tusayney sida dhibku noogu dhacay iyo dhibaatada na gaartay".

14/10/2026

Xildhibaan Yuusuf:”Degmada Qoryooley Afarti sano laso dhaafay waxa Ka tagan Colaado qabiil Mudane Gudoomiye in gudi loo saaro oo laso baaro ayaan codsanaya si beelaha walalaha ah nabad loo dhex dhigo.”

14/10/2026

Xildhibaanad Marwo Cabdi:”waxan soo jeedinaya in la helo dhalinyaro aqoonyahano ah oo farsamada yaqana si nadamkan aan ula qabsano.”

14/10/2026

Wasiir Khadiija Al-maqsuumi: "Waxaan u mahadcelinayaa Gudoomiyaha Golaha Shacabka iyo Xildhibanada maanta meel mariyay Hindise Sharciyeedka Kufsiga iyo anshax xumada.

14/10/2026

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Cabdiqaadir Maxamed Nuur Jamac:"waxan cod galineena Hindisi-sharciyeedka si loo dhamaystiro hab-raca ansixinta ee ku xusan qodobka 98aad ee Dastuurka Federalka Soomaaliya."

14/10/2026

Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow “ Golaha hada waxaa joogta 40-Xildhibaan, halsaac ayaan ku dareynaa, si uu kooramka usoo buuxsamo Xildhibaanki imaan wayana wala ganaxaya”

Address

Airport Road
Mogadishu
25261

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Arlaadi Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Arlaadi Media:

Shortcuts

Share