Galayr Media

Galayr Media Galayr Media waa Madal warbaahineed oo si joogta ah kuugu soo gudbin doonta wararka iyo dhacdooyinka.

Magaalada Muqdisho ❤
08/09/2023

Magaalada Muqdisho ❤

19/01/2023

Muqdisho cadey ❤❤

Ciidamada sida Gaarka ah u tababaran ee Haramcad ayaa soo gaaray Goobta uu weerarka iyo qaraxyadu ka dhaceen, waxaana ho...
19/08/2022

Ciidamada sida Gaarka ah u tababaran ee Haramcad ayaa soo gaaray Goobta uu weerarka iyo qaraxyadu ka dhaceen, waxaana howl gal kaan si gaar ah uga hortagaya taliyaha Qeybta Guud ee Booliska Farxaan Qaroole.

Galayr Media

DEGDEG “ Mahad Korow Taliyaha qeybta waliyow cadde ayaa ku dhaawacmay qaraxii ugu danbeyay ee ka dhacay Hadda KM4 .Mid k...
19/08/2022

DEGDEG “ Mahad Korow Taliyaha qeybta waliyow cadde ayaa ku dhaawacmay qaraxii ugu danbeyay ee ka dhacay Hadda KM4 .

Mid ka mida baabur yaalay halkan ayaa qarxay kadib isaga dhaawac ayaa ka soo gaaray .

Booliska ayaa wada Hadda Howlgal lagu xaqiijinaayo amaanka KM4 iyo Hotelada weerarada Ay ka dhaceen.

Galayr Media

Shaacinta Natiijada imtixaanka fasalka 12-aad ee dugsiga sare sanad dugsiyeedka 2021-2022.Galayr Media
16/08/2022

Shaacinta Natiijada imtixaanka fasalka 12-aad ee dugsiga sare sanad dugsiyeedka 2021-2022.

Galayr Media

Madaxweyne Hassan Sheikh ayaa darajadii ciidannimo dib ugu soo celiyay Gen. Saadaq Joon oo h**e Farmaajo uga qaaday.Gala...
15/08/2022

Madaxweyne Hassan Sheikh ayaa darajadii ciidannimo dib ugu soo celiyay Gen. Saadaq Joon oo h**e Farmaajo uga qaaday.

Galayr Media

William Samoei Ruto, ayaa ku guullaystay doorashadii madaxweynimo ee Kenya sida guddoomiyaha guddida Doorashooyinku shaa...
15/08/2022

William Samoei Ruto, ayaa ku guullaystay doorashadii madaxweynimo ee Kenya sida guddoomiyaha guddida Doorashooyinku shaaciyay.

Ruto, ayaa ka adkaaday musharraxii la tartamayay ee Raila Odinga, kaas oo uu badhitaarayay madaxweynaha xilka ka degaya ee Uhura Kenyata.

Ruto, ayaa hadda ah madaxweyne ku-xigeenka Kenya , waxana uu hadda noqona madaxweynihii shanaad ee Kenya.

Galayr Media

Warbixino Qaldan oo bulshada caalamka looga soo bandhigo ayaa sabab u noqon kara in dalkeenu sameyn taban iyo mid togan ...
15/08/2022

Warbixino Qaldan oo bulshada caalamka looga soo bandhigo ayaa sabab u noqon kara in dalkeenu sameyn taban iyo mid togan intaba ay ku yeeshaan.

Dhowr siyaabood oo khatar ku ah dalkeena marka laga baaro qeybta baarista warbixinada ee Google & Google Maps.
1- Dalkeena magaciisa markii qoraal ahaan loogu qoro hab qoraalka luuqada ingiriiska oo u qormeysa 'Somalia` waxaa isla markiiba kuu soo hornaraya sawiro quus ah oo muujinayo Dagaalo, abaaro, baahi iyo burbur.
Dhanka kale hadii aad u qorto qoraal ahaan hab qoraalka afkeena hooyo ee u qormaya "Soomaaliya" waxaa isla markiiba kuu soo hormaraya sawiro muujinaya xaalad ahaan mid caadi ah.

2- Qeybta Xuduuda soomaaliya oo ay u soo bandhigeen qaab qaldan oo aad ka arkeyso in magaalooyin waaweyn oo kamid ah soomaaliya ay guud ahaanba ka saareen Qariirada soomaaliya.

Hadaba Dhalinta isticmaasha baraha bulshada Maxaa kaga aadan arintan?

Galayr Media

Gudiga Doorashooyinka Kenya ayaa kala jabay. Xubno Guddiga ka mid ah ayaa sheegay inaysan wax shaqo ah ku lahayn natiija...
15/08/2022

Gudiga Doorashooyinka Kenya ayaa kala jabay. Xubno Guddiga ka mid ah ayaa sheegay inaysan wax shaqo ah ku lahayn natiijada lagu dhawaaqi doono. Arrinkan ayaa walaac ku abuuraysa jawiga dalka Kenya.

Galayr Media

14/08/2022

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dardargelinaya qorshaha ka mid noqoashada Dalladda Bulshada Bariga Afrika ayaa u magacaabay Ergey Gaar ah oo u qaabilsan arrimahaas Mudane Cabdisalaam Cumar Hadliye.

Galayr Media

Badbaado Qaran Waxa ay badbaadisay Dowladnimada Soomaaliya, Maamul goboleedyada iyo   xitaa aniga oo maxbuus ahaa.Wasiir...
14/08/2022

Badbaado Qaran Waxa ay badbaadisay Dowladnimada Soomaaliya, Maamul goboleedyada iyo xitaa aniga oo maxbuus ahaa.

Wasiirka wasaarada Diinta iyo Awqaafta JFS
Sheikh Mukhtar Roobow Cali

14/08/2022

Wasiirka Wasaarada Diinta iyo awqaafta Sheikh Mukhtaar Roobow Cali ayaa qudbad ka jeediyey kulan soo dhaweyn ah oo ay qabteen beel kamid ah beelaha soomaaliyeed xukuumada iyo raiisul wasaaraha JFS Hamza abdi barre.

Galayr Media

Address

Mogadishu

Telephone

+252615719559

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Galayr Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Galayr Media:

Share