Saabir Honest

Call Directions Website

Saabir Honest Xasuusnow salaada iyo cabsida Eebe.

18/09/2026

Illahay ha u naxariisto gabadhaan oo caan ka ahayd Tiktok kuna magac dheerayd Queen Dooli ama Queen Deeqo ayaa goordhow oo caawa ah ku geeriyootay Magalada Muqdisho.

Bilooyinkii danbe murxuumada ayaa ku xanuunsanaysay Muqdisho illahay ha u naxariisto....

18/09/2026

Taliye Shub iyo Geedfadhi.....

17/09/2026

Wasiirkii h**e ee amniga jubaland ahaana Taliyihii Nabadsugida faderalka ee Jubaland Abdirashid Janan oo la heshiiyey Axmed Madoobe Qaatayna 2m oo dollar si uu u wareejiyo hubka iyo ciidanka baladxaawo...

17/09/2026

Interwabi haloo baxshuu taaganyahay xariifkaan

17/09/2026

Muuqaalka Diyaarad F-15 ah oo nooca dagaalka Sacuudiga oo maalin kahor ay soo rideen xuutiyiinta yemen......

Diyaaradaan ayaa kamid ah kuwa ugu casrisan xiligaan caalamka ilaa iyo hadana waxaa loo adegsaday soo ridisteeda lama yaqaan....

Abdirashid Janan ayaa dib ugu soo laabanyo Baladxawo qorahaha soo labashadiisa ayaana daba socoto heshiis uu la gaaray A...
16/09/2026

Abdirashid Janan ayaa dib ugu soo laabanyo Baladxawo qorahaha soo labashadiisa ayaana daba socoto heshiis uu la gaaray Axmed Madobe kasoo ahaa in uu ku wareejiyo hubka xiro uk iyo ciidan badan

Jananka ayaa gabi ahaanba marka uu wareejiyo hubka iyo ciidanka faraha kala bixi doono arimaha gobolka gedo wuxuuna ku dhawaaqi doonaa ka weecashada dowlada iyo u wareegista jubaland......

Sidee u aragtaa?

15/09/2026

Sidee u bilowday khilaafka Xuutiyiinta yemen iyo boqortooyada Sacuudiga??

15/09/2026

Dronte Shahet 136 ee Iran

15/09/2026

Sidee ku bilowday dagaalka Sacuudiga iyo Xuutiyiinta Yemen goormese la aas'aasay Xuutiiyiinta hadase maxaa ka dhacayo dalka Yemen.......

Waxaynu gaarnay 50k FollowersMahadsanidin dhamaan qofkasta oo nagu dhiiragaliyey inaan halkaan soo gaarno waxaad noo tih...
14/09/2026

Waxaynu gaarnay 50k Followers

Mahadsanidin dhamaan qofkasta oo nagu dhiiragaliyey inaan halkaan soo gaarno waxaad noo tihiin garbaha aan ku duulno la'aantiinna heerkaan maanan soo gaarneen guulaysta sxbyaal....

Address

Siyaad
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Saabir Honest posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category