Aflax Tv

Aflax Tv aflax tv waxa uu ka shaqeeyaa arimaha diinta, waxbarashada, dhaqanka, dhaqaalaha iyo arimaha bulshada.

10/08/2026

كلمة فضيلة الشيخ د. محمد عبدالله توشو
رئيس لجنة التحكيم في التصفيات النهائية لمسابقة الحاذق - فرع المحدث الصغير.

Sawiro Q2Tartanka Xifdiga Axaadiista Nabiga (NNKH) ee Al-Xaadiq: Wareegga Ugu Dambeeya – Maalinta 1-aad
10/08/2026

Sawiro Q2
Tartanka Xifdiga Axaadiista Nabiga (NNKH) ee Al-Xaadiq: Wareegga Ugu Dambeeya – Maalinta 1-aad

Sawiro Q1Tartanka Xifdiga Axaadiista Nabiga (NNKH) ee Al-Xaadiq: Wareegga Ugu Dambeeya – Maalinta 1-aad
10/08/2026

Sawiro Q1
Tartanka Xifdiga Axaadiista Nabiga (NNKH) ee Al-Xaadiq: Wareegga Ugu Dambeeya – Maalinta 1-aad

10/08/2026

Tartanka Xifdiga Axaadiista Nabiga (NNKH) ee Al-Xaadiq: Wareegga Ugu Dambeeya – Maalinta 1-aad

08/08/2026

Sidee u dhacday xafladdii Madrasada Daaru Tarbiya?

SAWIRRO | Qaybta 2-aadGabagabadii munaasabadda, ardaydii xifdisay Qur’aanka Kariimka ayaa lagu guddoonsiiyay hadiyado qa...
04/08/2026

SAWIRRO | Qaybta 2-aad

Gabagabadii munaasabadda, ardaydii xifdisay Qur’aanka Kariimka ayaa lagu guddoonsiiyay hadiyado qaali ah, iyadoo wajiyadooda ay ka muuqatay farxad iyo raynrayn. Munaasabadda ayaa kusoo idlaatay jawi farxad leh.

SAWIRROMadrasada Daaru Tarbiya ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad loogu dabaaldegayay arday dhammaystay xifdi...
04/08/2026

SAWIRRO

Madrasada Daaru Tarbiya ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad loogu dabaaldegayay arday dhammaystay xifdinta Qur’aanka Kariimka. Munaasabadda waxaa ka qayb galay culimo, maamulka madrasada, waalidiin iyo marti sharaf kale oo kala duwan.

03/08/2026

Saddexdaan kee baad tahay dhalinyaro?

03/08/2026

Qorshaha Alle ee soo dejinta Qur'aanka.
. .

03/08/2026

Maxaad kafahantay Adigu?

Address

Mogadishu
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aflax Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category