Mudalib Murtiile

Mudalib Murtiile Hadal Waa Murti Amase Waa midaan haboonayn.

||Murtiile madaale||

02/01/2026

Badbaadiye iyo barakiciye

02/01/2026

02/01/2026

Tanaasulka waa wax wanaagsan ……see

Sanad Cusub Maalin cusub.Fikrado cusub. Xoog cusub. Fursado cusub.Rajo iyo riyooyin cusub Dadaal cusub Waxaan maanta ka ...
01/01/2026

Sanad Cusub
Maalin cusub.
Fikrado cusub.
Xoog cusub.
Fursado cusub.
Rajo iyo riyooyin cusub
Dadaal cusub

Waxaan maanta ka qayb galay aqoon kororsi uu noo soo jeediyay ustaad Abdijaliil.

31/12/2025

Doqon codkiisa waa leeyahay

Waxaan maqli jiray doqonku dadka ku cod maaha ku socod maaha xitaa ku kuftin maaha haduu kufo deer aha buu u dhacaa

Ninkaan waa caynkaas 🤣

31/12/2025

Caawa qalbigaa ka oynayaa….see

Ninkii aan midnimo waligi arag iyo macaankeeda.Ayaa maamul-guuniya u qaba shay munaasibahe.Soomaali kala maarantaa waa m...
30/12/2025

Ninkii aan midnimo waligi arag iyo macaankeeda.
Ayaa maamul-guuniya u qaba shay munaasibahe.
Soomaali kala maarantaa waa mirtii xalaye.
Maangaabka hadalkiisa yaan meesha laga qaadin.

30/12/2025

Wadaniyiinta muqdisho

30/12/2025

Qiiro wadaniyad!

30/12/2025

Muqdisho saakay waa hadashay

30/12/2025

Waxaan leenahay soomaaliya waa mid yuhuuduna waa cadwageena.

HalqabsiNin ambaday halkuu aaday waa, ula ekoonaydeAmarkii Ilaah iyo wakhtigu, waa wax kaa adageAnigoo arkaayaan wadada,...
29/12/2025

Halqabsi

Nin ambaday halkuu aaday waa, ula ekoonayde
Amarkii Ilaah iyo wakhtigu, waa wax kaa adage
Anigoo arkaayaan wadada, eyrigoo xulay e

Qoraaga buuga halkuu aaday waa ula ekoonayd se waa ibtilo weyn oo aayo daran .

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mudalib Murtiile posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mudalib Murtiile:

Share