Diinsoor news 24

Diinsoor news 24 Diinsoor news 24

23/04/2025

Dhulka barwaaqada taala Diinsoor bal soo arag.

21/04/2025

HALA TAAGEERO GUDOOMIYAHA DEGMADA DIINSOOR

11/12/2024
24/06/2023

Waa maxay cadaalad?
Maxaa sababey degmada Diinsoor inay cadaalad heli wayso?

Cadaalad
-waa xaqa uu qofkasta leeyahay oo uu helo
-waa nidaamka oo sida loogu talo galay loo maro
-waa dadka ama bulshada oo si sinaan ah loo maamulo
waxaa daciif nimo ah cadaalada inaad ka amustid

Shacabka deegaanku mahaystaan cadaalad

1- Nidaamkii ama xeerkii oo aan lamarin laguna dhaqmin
2- Danaha deeganka oo loo hoos fadhiisto cid aan waxba ka quseen.

3- Shaqsiyaad gooni ah oo laqanciyo iyada oo bulsho wayntii kalana la xaqirayo

cadaalad hadii la helo sadex shay oo nolosha muhiin u ah ayaa lahelaa
* Nabad iyo kala dambeen
* Kobac dhanka maskaxda iyo maalkaba ah
* Sinaanta Bulshada

Deegaanka cadaalad darada kataagan waxaa hormuudka ah Raga fadhiya baydhabo magac beenta ah ku matala.

Shacabkeena ama bulshadeena aan cadaalad uraadino
waxan soo wadnaa xug xasaasi ah bogasho wacan

21/06/2023

UNUKA DAGAALAN RABNAA 🏃‍♀️ 🏃‍♀️

Banaadiri boos halo baneeyo

Haddas dagaal run run u dhaaca

Diinsoor dhaxal umay helin in dadkeeda lagu dhibo Kutagrifal Awoodeed. Musuqmaasuqu waa dhibaatada ugu wayn ee bulshadee...
19/06/2023

Diinsoor dhaxal umay helin in dadkeeda lagu dhibo

Kutagrifal Awoodeed.

Musuqmaasuqu waa dhibaatada ugu wayn ee bulshadeena haysata maanta.

Awoodda dowladda oo loo adeegsado dano gaar ah ayaa ka mid ah noocyada musuqmaasuqa.

Waxa na ka mid ah marka dadka awooda lagu aaminay ay awoodooda u adeegsadaan danahooda gaarka ah.

17/06/2023

Wax garadka digil iyo mirifle iyo marxalada Baraawe

Dadka somaliyeed nabad baa deeqda 👀

Samatabixin. Go'doonka, cadalad xumada, sheqo la'anta iyo Gaajada macluusha aadka u ba'an ee ka jirta degmada Dinsoor, m...
17/06/2023

Samatabixin.

Go'doonka, cadalad xumada, sheqo la'anta iyo Gaajada macluusha aadka u ba'an ee ka jirta degmada Dinsoor, ma u danbaa in ay iska dhuuqaan tubadooda kuwa matala?

15/06/2023

Nafey Nin ku doonay kuwaa.

Siyaasin idinka horeysey islaha xilalka Taalo ku dhista cid idinka qaadi karta malahane aya manta binanka macwezyo ku wata iyago leh

"Maxaa la dhahey, madaxtoyada kawarama, xaquuqdeena aan radsano, midnimada tolka aya loo bahan yahay"

Ogow shaqada wa shaqadii, xilka wa xilkii isaga heyn jirey, idinkuna xilka wa tan aad heysaan, shaqadu waa la idinka sugaayo. Cid kastaa oo Xun Beesha Dabarre wey ujeedaa.

Waqtigana wuu socdaa is badal wuu imana insh Allah.

Diinsoor news 24

14/06/2023

Oday dhaqamaydyada beesha Dabare aya si kulul u dhaliilay shiqaaqada ka taagan magala madaxda koonfurgalbeed ee Baraawe

14/06/2023

A candle loses nothing by lighting another candle.

but loser will never understand that 👎

Balse Baashi mafahansana mise cadaawad bay katahay.

Baashi waa shaqsiga ugu wayn ku hor istaaga fursadaha shaqo iyo awoodsiinta dhalinyarada kuwaso kasoo jeedan degaanka asiga ku matala ama kursiga Hope 099.

Ragii shalay garabkiisa iyo hortiisa ordaayeyn meel xita kuma ogaa
ama kuwa kaloo wali garab taagan.

Wasiir Ahmed Baashi waa shaqsiga kali ah oo ku faano kursiga inuu san degaankiisa ku matalin.

Diinsoor news 24

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Diinsoor news 24 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category