Salbalaar Tv

Salbalaar Tv Hotel

Permanently closed.
15/03/2026

Dagaalkii koonfur galbeed iyo Dowlada dhexe oo cirka iskusii shareeray, sidookale madaxweyne laftagreen iyo wafdi uu hogaaminayo oo bari kusoo wajahan magaalada Baydhabo.

13/03/2026

Dal xaraashe oo wali wado tacadigii uu Ku hayay shacabka iyo danyarta Ree muqdisho.

Please share dheh si dad kale ay u arkaan.

31/03/2024

BEESHA HAWIYE OO AY SOO FOODSAARTAY CABSI KU AADAN DASTUURKA CUSUB!

29/03/2024

MADAXWEYNE HADUMIN GALMUDUG!

Waa kuma todobaatanjirka suuxsan ee uu xilkiisa ka qaalisanyahay kumaanaanka dhalinyarada ee uu aabihiis xaabo ahaan u isticmaalo.

Geed yahuud (Cali garoob) wax nacfi ah malahan, miro lacuno maleh, in uu geed kale oo nacfi lehna ka agbaxana ma ogola.H...
15/03/2024

Geed yahuud (Cali garoob) wax nacfi ah malahan,
miro lacuno maleh, in uu geed kale oo nacfi lehna ka agbaxana ma ogola.

Halmar soo qora geedo yahuud. 📝

Hadii uu mahad salaad wax galo xasan sheekh abgaalka ay kala xanaaqaan xilalka ceyr kuma maslaxeene. Fadlan habargidiree...
13/03/2024

Hadii uu mahad salaad wax galo xasan sheekh abgaalka ay kala xanaaqaan xilalka ceyr kuma maslaxeene. Fadlan habargidireey xilka galmudug
ka ilaaliya qowsaar xasan sheekh Boos celis u ah.

09/03/2024

MUUQAAL KAA YAABIN DOONO.

Waa Ninka Sheekha ka ah Tv,ga somaliland waxa uu, u gafayaa Culimada ehlusuna waxa uuna amaanayaa khawaarijta. Please daawo muuqaalka oo shear dheh.

(  MUSUQII OO XARGA GOOSTAY )Sida wararku sheegayaan Company,ga Sahal ee uu leeyahay Xasan sheekh walaalkiis ayaa Horaan...
06/03/2024

( MUSUQII OO XARGA GOOSTAY )

Sida wararku sheegayaan Company,ga Sahal ee uu leeyahay
Xasan sheekh walaalkiis ayaa Horaanba sideed dollar oo baad ah kaqaadanayay qof walba oo ka duulaya garoonka aadan cade tiiyoo ay jirtay ayaa hadana
la sheegayaa in wasaarada Duulista ay qof walba oo ka duulaya garoonka ay ka rabto lacag dhan sagaal dollar taasoo ka dhigan in qof walba oo ka duulaya adan cade Airport laga qaadayo 17, dollar.

Baada Sahal waa 8,dollar 💵
Baaada cusub ee wasaarada duulstana waa
9,dollar 💵

Sawirada idiin muuqdo waa duulimaadyadii local,ka ahaa oo gabi ahaanba hakad galay
kadib markii wasaarada duulista ay Qandaraas ku siisay ganacsato ku reera madaxweynaha in ay lacag sagaal dollar uga qaataan muwaadin wax lagu sheegay ururinta Xogaha qofka baxayo
Taasoo ay ka dhalan karto qataro iyo halis amni oo soo wajaha muwaadiniinta maadaama ay xogohooda gaarka ah iyo safarada ay galayaan
oo ay suuragal noqon karto in loo gudbiyo AS madaama uu ay ganacsato shacaba yihiin cida uruurinayso xogaha muwaadiniinta.
ay wasaarda duulista hawada

Deg Deg:Abdinasir Dahable oo  kana tirsanaa shaqaalaha hay'adda duulista Soomaaliya ayaa maydkiisa laga helay gurigii uu...
18/02/2024

Deg Deg:
Abdinasir Dahable oo kana tirsanaa shaqaalaha hay'adda duulista Soomaaliya ayaa maydkiisa laga helay gurigii uu Muqdisho ka deganaa waxaana lagu arkay nabaro iyo dhawacyo ku yaala jidhkiisa

PLEASE AND PLEASEXAMDI HALOO DHIIBO.
18/02/2024

PLEASE AND PLEASE
XAMDI HALOO DHIIBO.

17/02/2024

YAAB, DAGAAL KA DHACAY AROOSKA WIILKA MADAXWEYNE FARMAAJO! 😔

GURICEEL IYO CADAADO MID U CODEE,Soo dhaweeyntii ciyaartooydiiGalmudug.  say share
14/02/2024

GURICEEL IYO CADAADO
MID U CODEE,

Soo dhaweeyntii ciyaartooydii
Galmudug.

say share

Address

Johannesburg
Mogadishu
252

Telephone

+254713339469

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Salbalaar Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share