WARKA TIMES

WARKA TIMES KALA SOCO WARAR XIISO LEH OO SUGAN SHABAKADA WARKA TIMES

14/07/2024

Madaxwaynihii h**e ee dalka maraykanka Donald Trump oo ka bad baaday isku day dil | Warkatimes

11/07/2024

Gudoomiye Cirro oo ka waramaya Qaabka Loo Boobay Kuraastii xildhibanada soomaaliya | Warkatimes

09/07/2024

5 Cilmi barashadiisaan Idin kugu yeerayaa | Sh Abdirahman Bashir | Warkatimes

06/07/2024

Gubidda Dhuxusha iyo Sheekada ganacsade h**ey u gubi jiray | WARKA TIMES

01/06/2024

Donald Trump oo lagu helay dambiyo kala badan | Warka Times

30/05/2024

Isku dhacyada iyo dilalka qabaa'il ee ka socda gobollada dhexe | Warka Times

GOLAHA WADATASHIGA QARAN (GWQ)WAR-MURTIYEED
18/05/2024

GOLAHA WADATASHIGA QARAN (GWQ)
WAR-MURTIYEED

UPDATE: Ninkii iskudayay inuu toogasho ku dilo Ra’iisul wasaaraha Slovakia, Robert Fico ayaa warbaahinta dalkaa waxay ku...
15/05/2024

UPDATE: Ninkii iskudayay inuu toogasho ku dilo Ra’iisul wasaaraha Slovakia, Robert Fico ayaa warbaahinta dalkaa waxay ku sheegtay inuu ahaa gab-yaa 71 jir ah iyo xubin ka tirsan xisbiga Progressive oo ah xisbi taageerra reer galbeedka, kaaso magaciisa lagu sheegay Juraj Cintula, iyadoo sidoo kalana la helay hadallo h**e oo ninkan uu si cad u sheegayo inuu ka soo horjeedo siyaadda Ra’iisul wasaaraha.

Fiiro gaar ah;

Ra’iisul wasaaraha la toogtay ee Slovakia, Robert Fico wuxuu hoggaaminayay xisbigii mucaaradka ee ku guuleystay doorashada dalkaa, isagoo si weyn u taageerra Ruushka, wuxuuna qaaday tallaabooyin cad-cad oo uu ku garab istaagayo Moscow, isagoo diidday hubka Ukraine in la soo mariyo dalkiisa iyo joojinta shixnada hubka ee Ukraine , isagoo markaa ballanqaaday inuu ka hortagayo Ukraine inay ku biirto NATO , maaddama Slovakia ay xubin ka tahay isbahaysiga NATO, waxaa kalo uu qaatay go’aan uu cunaqabateynta uga qaadayo Ruushka.

Hadda indhaha oo dhan waxay ku jeedaan NATO, iyo doorka ay ku leeyihiin iskudayga dil ee Robert Fico!

Iman Jama

Deg-deg - Ra’iisul wasaaraha Slovakia, Robert Fico ayaa lagu toogtay bannaanka guriga dhaqanka ee magaalada Handlova oo ...
15/05/2024

Deg-deg - Ra’iisul wasaaraha Slovakia, Robert Fico ayaa lagu toogtay bannaanka guriga dhaqanka ee magaalada Handlova oo ku dhow caasimadda dalkaa, kaddib markii qof uu ku dhuftay afar xabbadood, waxaa lagu qaaday diyaarad nooca qumaatiga u kaca ah, iyadoo laga dayrinayo xaaladiisa caafimaad, sida ay sheegeen saraakiisha ammaanka Slovakia, oo intaa ku daray in la xiray qof lagu tuhmayo inuu toogashadan ka dambeeyay.

Iman Jama

Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed
15/05/2024

Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed

15/05/2024

Sayid-Cali Macalin Daa'uud oo lagu xukumay Dil | Warka Times

Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir oo dil toogasho ah ku xukuntay Sayid-Cali Macalin Daa'uud.
15/05/2024

Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir oo dil toogasho ah ku xukuntay Sayid-Cali Macalin Daa'uud.

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when WARKA TIMES posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to WARKA TIMES:

Share