Aleel Podcast

Aleel Podcast Qosol, qisooyin iyo qaraaxo

19/01/2026

Abdalla Torres ayaa marti ku ahaa Aleel Podcast, waxaan ka sheekeysannay faa’iidada & khasaaraha caannimada, fursadaha dhallinyarada iyo sheekooyin kale oo qosol badan.

18/01/2026

Saddex qofood oo aad dagaal u wadan lahayd nala wadaag.

31/12/2025

Zamzam Haldhaa, “Doorashadii Jaamacadda waxaan ka bartay in aan dadka la isku hallayn” Part 1

30/12/2025

Jaamacadda Ka dib waxan rabaa in aan Baarlamanka ku biiro.

27/12/2025

Zamzam Haldhaa, wareysi xiiso badan. Dhawaan filo.

Aleel Communication was honored to serve as the communications and event promotion team for the Dialogue Forum organized...
20/08/2025

Aleel Communication was honored to serve as the communications and event promotion team for the Dialogue Forum organized by Agents of Peace Somalia

The forum focused on the critical role of young people in peacebuilding. Discussions emphasized how youth can actively contribute to conflict resolution, strengthen social cohesion, and promote sustainable peace in Somalia.

We are proud to have participated in amplifying these important conversations and showcasing the voices of the next generation of peacebuilders.




Faarax Sheekh Cabdulqaadir, Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya.
29/07/2025

Faarax Sheekh Cabdulqaadir, Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya.

Qaab nololeedkaagu wuxuu saameeyaa 70% gabowgaaga iyo 50% caafimaadka maskaxdaada.
28/07/2025

Qaab nololeedkaagu wuxuu saameeyaa 70% gabowgaaga iyo 50% caafimaadka maskaxdaada.

Address

Taleh
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aleel Podcast posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share