27/08/2026
Macaamiil qiimo leh,
Waxaan idiin haynaa malab cad oo saafi ah, tayo sare leh, qiimihiisuna waa mid jaban oo la awoodi karo.
Waxaan idiinku keeneynaa meel kasta oo aad joogtaan.
Dalabkaaga hadda naga soo samee, nagalana soo xiriir:
📞 0614385588
Ku soo dhowaada adeeg hufan iyo malab tayo leh.