RUN SHEEG MEDIA

RUN SHEEG MEDIA Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from RUN SHEEG MEDIA, Media/News Company, Mogadishu.

25/09/2022
04/04/2021
Taliska cidanka XOOGA DALKA  oo maantay lawaregay xerada labaad ee TurkiSom oo laga dhisay jeziiro,iyado noqoneeysa xera...
01/03/2021

Taliska cidanka XOOGA DALKA oo maantay lawaregay xerada labaad ee TurkiSom oo laga dhisay jeziiro,iyado noqoneeysa xeradii 2aad ee laga hirgeliyo duleedka muqdisho waxa degidona Gutada18ad e Gorgor sido kale waxay talis u noqon doonta diyaaradaha dronka ah e beyraqdar 2,b,2 guul xoogga dalka

Shakhsiga geedi fadhiga u ah siyaasadda N&N waa qof fahmay una muuqda inuu wax ka bartay guuldarooyinkii ku dhacay labad...
20/11/2020

Shakhsiga geedi fadhiga u ah siyaasadda N&N waa qof fahmay una muuqda inuu wax ka bartay guuldarooyinkii ku dhacay labadii madaxweyne ee ka h**eeyay madaxweyne Farmaajo doorashooyinkii dhacay 2012 iyo 2016. Labada madaxweyne ee h**e waxa iska garab sharaxay labadii Ra’isul Wasaare ee xukuumadda madaxda ka ahaa taas oo kala dhantaashay awoodoodii dib ugu soo laabashada xukunka. N&N iyadoo taas ka duuleysa waxay daaqada ka saartay Xasan Cali Kheyre oo muddo qarinayay damaciisa ah inuu u tartamayo xilka madaxweynaha taa badalkeedana waxay keeneen Ra’isul Wasaare diyaar u ah in xoog iyo xeelad tii ay doontaba ha aheetee kursiga ku haya madaxweyne Farmaajo.
N&N waxay kaloo cashar ka qaadatay in soo saarida xildhibaano siyaasadda ku gaamuuray ay suurtagal tahay inay iyada ku rogi karaan taa badalkeedana waxay ka fikirayaan inay soo saaraan dhalinyaro cusub oo ay adag tahay in cid kale saameyso.
N&N waxay kaloo cashar ka baratay saameynta madaxweynayaasha maamul goboleedyadu ku leeyihiin Xildhibaannada deegannada ay madaxda ka yihiin ka soo baxa, waxayna bilowgiiba isku dayeen inay yareeyaan saameyntaas waana tan keentay inay siday doonayeen u dhacaan doorashooyinka Koonfur Galbeed, Galmudug iyo Hirshabeelle oo ay hadda doonayaan in xildhibaannada ka soo baxa maamul goboleedyadaas iyo kuwa Muqdisho ka soo bixi doona ay horseedaan guusha N&N ay filayso.

Mogadishu somalia
19/11/2020

Mogadishu
somalia

Soomaaliya ayaa dib u furtay dhismihii safaaradda ay ku lahayd magaalada Nairobi ee dalka Kenya kadib markii dayactir iy...
14/11/2020

Soomaaliya ayaa dib u furtay dhismihii safaaradda ay ku lahayd magaalada Nairobi ee dalka Kenya kadib markii dayactir iyo dibu dhis lagu sameeyay iyadoo hadda wixii ka dambeeya dublamasiyiinta safaaradda ay ku shaqeyn doonaan daarta cusub.

Waa sadex musharax dalkana Madaxweynayaal kasoo noqday.Shiikh Shariif inta uu Madaxweynaha ahaa wuxuu dhistay illaa todo...
21/10/2020

Waa sadex musharax dalkana Madaxweynayaal kasoo noqday.

Shiikh Shariif inta uu Madaxweynaha ahaa wuxuu dhistay illaa todobo guri oo uu dalka iyo dibadda ka dhistay.

Xasan Shiikh sida la sheegay inta uu Madaxweynaha ahaa waxa uu dhistay illaa 20 guri oo dalka iyo dibadda uu ka dhistay, waxaana udanbeeyay guri malaayiin doolar ay ku baxday oo uu Turkiga ka dhistay.

Madaxweynaha hadda talada haya Farmaajo sadex sano iyo sagaal bilood oo uu joogay majirto guri uu dalka iyo dibaddaba toona ka dhistay.

Haddaba tani soo kuma qiimayn karno cidda ay haboontahay in aynu doorano 2021ka?

Xooga dalka soomaaliyeed
01/10/2020

Xooga dalka soomaaliyeed

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when RUN SHEEG MEDIA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share