DS Sports

DS Sports Explain the news specially somalia. Kusoodhawoow Page-ka Rasmiga ee Masraxa Qaranka Soomaaliyeed.

🚨🚨😬 Eberechi Eze isla markiiba haa ayuu ku yiri Arsenal markii ay soo wacday 😉👐🏻Tottenham wuu ku gacan sayray,
20/08/2025

🚨🚨😬 Eberechi Eze isla markiiba haa ayuu ku yiri Arsenal markii ay soo wacday 😉👐🏻

Tottenham wuu ku gacan sayray,

09/08/2025

Somaliya isbortigeeda muxuu u hormari layahay?

Walaalaha Cusub ee Liverpool. ❤️😁
28/07/2025

Walaalaha Cusub ee Liverpool. ❤️😁

🚨🚨 RASMIGA AH: Liverpool waxay heli doontaa €70M + €5M gunno fudud (add-ons) oo ku saabsan heshiiska Luis Díaz! 🤑🇨🇴➡️ Lu...
28/07/2025

🚨🚨 RASMIGA AH: Liverpool waxay heli doontaa €70M + €5M gunno fudud (add-ons) oo ku saabsan heshiiska Luis Díaz! 🤑🇨🇴

➡️ Luis Díaz ayaa qarka u saaran inuu ka tago Anfield, iyadoo kooxdu ay ogolaatay heshiis dhanka dhaqaalaha aad u weyn — €75M guud ahaan.

Su’aal: Luis Díaz ma u qalmaa lacagtaan weyn? 💬

🚨 WAR CUSUB: Chelsea oo ku kalsoon inay dhameystirto saxiixyada Xavi Simons iyo Jorrel Hato! 🇳🇱🔵Chelsea waxay weli kalso...
28/07/2025

🚨 WAR CUSUB: Chelsea oo ku kalsoon inay dhameystirto saxiixyada Xavi Simons iyo Jorrel Hato! 🇳🇱🔵

Chelsea waxay weli kalsooni buuxda ku qabtaa in labada ciyaaryahan ee reer Holland — Xavi Simons iyo Jorrel Hato — ay la soo wareegi doonto.

🚨 RASMI : Granit Xhaka oo ku biiraya Sunderland! ❤️🤍Kooxda Sunderland ayaa heshiis buuxa la gaartay Bayer Leverkusen si ...
28/07/2025

🚨 RASMI : Granit Xhaka oo ku biiraya Sunderland! ❤️🤍

Kooxda Sunderland ayaa heshiis buuxa la gaartay Bayer Leverkusen si ay ula soo wareegaan Granit Xhaka. Waxaa la isku afgartay lacag dhan €20m, waxaana uu saxiixayaa heshiis saddex sano ah oo ku eg Juun 2028.

Xhaka ayaa maalinta maanta ah u duulaya si uu ugu biiro kooxda Black Cats. ✈️💣

Su’aal: Ma noqon doonaa kabtanka cusub ee Sunderland?

🚨🚨🔴 XOG RASMI AH: Alexander Isak wuxuu aaminsan yahay inuu ku guuleysan karo tartam kasta oo Liverpool ay ka qeyb gasho ...
27/07/2025

🚨🚨🔴 XOG RASMI AH: Alexander Isak wuxuu aaminsan yahay inuu ku guuleysan karo tartam kasta oo Liverpool ay ka qeyb gasho —
waxay riyadiisu tahay inuu u ciyaaro Liverpool.

Wuxuu u arkaa in Newcastle aysan heysan ikhtiyaar kale oo aan ahayn inay iibiyaan.

🚨 LA KASHIFAY: João Felix wuxuu aad ugu dhowaa in uu ku laabto Benfica, balse… CRISTIANO RONALDO ayaa wacay!João Felix w...
27/07/2025

🚨 LA KASHIFAY: João Felix wuxuu aad ugu dhowaa in uu ku laabto Benfica, balse… CRISTIANO RONALDO ayaa wacay!

João Felix wuxuu dhahay HAA – wuxuuna doortay Al Nassr! ❤️🇵🇹

Maxaa iska beddeli doona kubadda Portugal?

Mustaqbalka Arsenal gacmo aamin ah ayuu ku jiraMax Dowman oo 15 jir ah ayaa saameyn muuqata yeeshay isagoo keenay rigoor...
27/07/2025

Mustaqbalka Arsenal gacmo aamin ah ayuu ku jira

Max Dowman oo 15 jir ah ayaa saameyn muuqata yeeshay isagoo keenay rigooradii goolka guusha ee Arsenal ka dhanka ahaa Newcastle kulankii saaxiibtinimo 👏

Waa halyey cusub oo soo baxaya – muxuu mustaqbalkiisu noqon karaa?

Wuxuu la midoobayaa kooxdiisa cusub.
27/07/2025

Wuxuu la midoobayaa kooxdiisa cusub.

Cr7 ❤️Messi 👍
26/07/2025

Cr7 ❤️
Messi 👍

BREAKING: Arsenal oo u dhaqaaqday saxiixa Eberechi Eze kadib markii ay dhameystirtay heshiiska Viktor GyökeresKooxda Ars...
26/07/2025

BREAKING: Arsenal oo u dhaqaaqday saxiixa Eberechi Eze kadib markii ay dhameystirtay heshiiska Viktor Gyökeres

Kooxda Arsenal ayaa si degdeg ah u bilowday wadahadallada ku aaddan laacibka reer England ee Eberechi Eze, kaddib marka ay dhammeystirtay saxiixa weeraryahanka Viktor Gyökeres.

Address

Mogadishu
252

Telephone

+252682521920

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when DS Sports posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to DS Sports:

Share