Dulmar Media

Dulmar Media Kusoo dhawaaw Dulmar Media kala soco had iyo jeer waxii dunida daafaheed ka dhaca

28/08/2026
31/07/2026

Xeer-ilaaliye Axmed Buulle "Dagaalkii Waa La Joojiyay, Ma Jiraan Laba Qabiil oo ku Dagaalmay Gobolka Shabeellaha Hoose.”

Dulmar Media

17/04/2026

Ugaaska Guud Ee Kumade Oo Kobaha Ladulmaray
Majeerteen

09/03/2026

Taliye Xaar Walwaal Oo Xamar U Hanjabaya !

Q2: Ispatoore Minishiibiyo ahna G/Le Pol Qowsaar, isla markaana ah ganacsadaha xaarkaMarka laga soo tago boobka uu ku ha...
14/02/2026

Q2: Ispatoore Minishiibiyo ahna G/Le Pol Qowsaar, isla markaana ah ganacsadaha xaarka

Marka laga soo tago boobka uu ku haayo hantida dowladda hoose ee ka soo xarooto isbaarada Xalane, waxaa lagu eedeeyaa inuu si sharci darro ah deegaanka Madiino, gaar ahaan Degmada Wadajir, usoo geliyo wasaqda ama xaarka ay booyaduhu daad-gureeyaan, kuwaas oo laga soo qaado magaalada Muqdisho.

Ganacsigan ayaa dhibaato weyn ku haya deegaanka, iyadoo ay isa soo tarayaan cabashooyinka dadka deegaanka oo ka cawday isbeddelka cimilada iyo saameynta deegaanka ku timid.

Sidoo kale, waxaa la sheegay inuu khilaaf soo kala dhex galay Guddoomiyaha Wadajir, Cabdiraxmaan Owcali, kadib markii ay ku heshiin waayeen saamiga booyadaha xaarka ee la keeno deegaanka uu ka taliyo.

Lasoco Q3:

1: Maxaa ka socdo magaalada Muqdisho⁉️2: Boobka lagu haayo daqliyada Dowlada Hoose heerkee ayuu marayaa❗️? 3: Canshuurta...
11/02/2026

1: Maxaa ka socdo magaalada Muqdisho⁉️
2: Boobka lagu haayo daqliyada Dowlada Hoose heerkee ayuu marayaa❗️?
3: Canshuurta xad dhaafka ah aan Dowlada Hoose system keeda lagu xareyn xagee gashaa 🤔?

Hordhac Yar

Q1: Ninkaan idin muuqda waxaa ladhahaa Maxamed qowsaar waxoo jooga mid ka mid ah koontaroolada minishiibiyo ee gobalka banaadir kaas oo ku yaala soona Jaziira waxaana ladhahaa ex isbaarada xalane
Waxoo jooga qiyaastii mudo sanad ka yar waxoona lunsadaa lacagtii dowlada hoose si maalinle usoo gali jirte. markii lakeene waxoo gabi ahaanba cagta mariye system ka iyo nidaamka lagu shaqeyn jire ee samaysay dowlada hoose.

Lasoco Q2. Shaqooyinka sharci darada ee aan gobalka banaadir u igman uu ku hoos wado, boobka hantida Dowlada Hoose halka ay marto iyo dajada cusub…M…l…k….n

Iyadoo la shaqaynaysa uuna maalgaliyey Jeffrey Edward Epstein waxay dalka ka dhoofisay caruuro Yaryar oo ilaa maanta aan...
02/02/2026

Iyadoo la shaqaynaysa uuna maalgaliyey Jeffrey Edward Epstein waxay dalka ka dhoofisay caruuro Yaryar oo ilaa maanta aan lagaranayn meel ay jiraan !!!

Hospital ka ay maamusho isagaa maalgaliyey Waxayna dhoofin jirtay caruuraha yaryar .

Waxaa jira caruur badan oo xataa ilaa maanta aan la garanayn meel ay jiraan.

Hadaan hada la baraarugin umalaynmaayo inaano diin iyo dal daafacan karayno!!
Waxaa Sidaayiri Waxgaradka Reer isaaq

Dulmar Media

Address

Brussel
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dulmar Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dulmar Media:

Shortcuts

Share