Somali News Tv

Somali News Tv Ku soo dhawow Somali News TV

08/06/2025

IVOR COST XALADII UGU XUMA EE LAGA DIWAAN GALSHAY......MORE

23/05/2025

HALYEYGII Hubka

25/02/2025

Khawaarij waa cadowga Diinta Dadka iyo dalkaba Duulaan Ku Ah Gododkuna Gabaad Uma Noqonto ilaahay cidinkiis Dalkaan Halyeeyo leeyahay insha Waa Laga Guulaysan'

20/02/2025

Musharraxa Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Muxiyadiin Yuusuf Samatar ( Sheekeeye ) oo ku baaqay in laga qeyb qaato dhismaha wadada isku xirta Gaalkacyo iyo Hobyo ee gudiga Gob gacanta ku hayo oo hadda meel wanaagsan maraysa , gaban gabana ku dhaw.

18/01/2025

Xaalka Gaalkacyo Cawa

Gaalkacyo xaalkeeda Cawa Waa Allow  Sahal Raas Xoogan Ayaa Cawa magaalada isqabatay wali La Ma Ogaa Dhimasho Iyo Dhaawac...
18/01/2025

Gaalkacyo xaalkeeda Cawa Waa Allow Sahal Raas Xoogan Ayaa Cawa magaalada isqabatay wali La Ma Ogaa Dhimasho Iyo Dhaawac Laakiin Waxba La Iskuma Reeban

12/01/2025

Dayax Dalnuurshe ayaa baraha bulshada ku bahiyay ciwaanada Farhia alle ha u naxariisteee sida uu kayaali lahaaau kayaali lahaaa

OGEYSIIS Waxaa la Ogaysiinaynaa walaalaha soomaaliyeed ee jooga caasimadda muqdisho in maalinta Arbacada kulan duco Loo ...
12/01/2025

OGEYSIIS Waxaa la Ogaysiinaynaa walaalaha soomaaliyeed ee jooga caasimadda muqdisho in maalinta Arbacada kulan duco Loo qabaneyno.

Marxuum Farxiyo Abdirahim Mohamed qof walba oo awooda in uu kulankaasi ka soo qeeyb-gallo Wee U furan tahay wuxuuna ka dhacayaa Beerta Nabadda saacada marka ay tahay 3:30 galabnimo.

🎬 Somali News Tv

04/01/2025

Musharax Gudoomiye ku Xigeen midiwga ardayda Jamacadda Modren Ee Faraceeda Gaalkacyo Canab Shariif Mohamed Ayaa Booqosho Ugu Tagtay Qaar Ka mid Ardayda Dhigata Jamacada

Halkaasi Oo Ay Ku La Hadashay Ardayda dhigata Jamacada Ayey waxa Ay Ka Codsatay La Shaqeeyan si loo helo Hogaan Adag Oo Matali kara Ardayda

Canab Shariif Mohamed oo ka mid ah Musharraxiinta ugu cadcad jagada Gudoomiye ku xigeenka Midowga Ardayda Jaamacadda Mod...
02/01/2025

Canab Shariif Mohamed oo ka mid ah Musharraxiinta ugu cadcad jagada Gudoomiye ku xigeenka Midowga Ardayda Jaamacadda Modern faraceeda Gaalkacyo .

Ku dooro Talo iyo Taabogelin dhab ah.

01/01/2025

Deg Deg

War-murtiyeed ay soo saareen beesha Sacad kaas oo ku saabsan colaadaha galbeedka gobalka mudug.

Beesha Sacad oo War-murtiyeed kasoo Saartay Colaadda Galbeedka Gobolka Mudug, iyagoo ku tilmaamay In dagaalkaan lagu dha...
01/01/2025

Beesha Sacad oo War-murtiyeed kasoo Saartay Colaadda Galbeedka Gobolka Mudug, iyagoo ku tilmaamay In dagaalkaan lagu dhabar jabinayo Dagaalada DFS, Dowlad Goboleedka Galmudug, Puntland iyo Shacabka Soomaaliyeed kula jiraa Kooxda Khawaarijta.

Address

Mogadishu

Telephone

+252618641565

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali News Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somali News Tv:

Share