Sahan TV

Sahan TV SAHAN TV

10/06/2018

That’s how you do something good for the sake of Allah! May Allah reward that brother and his team abundantly in both of the Worlds!

31/10/2017

Madexweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Madoobe oo kahadlayay shirka madaxda dowlad goboledyada iyo masuuliyiinta dowlada dhexe muqdisho ugu socdo waxa uu yiri
“Diinteen ma'ogola in dad dhintay daqiiqado loo istaagnaado, loona aamuso, maryo cas madaxa lagu xerto, waa dhaqan gaalo cadowna innagama dhicinaayo’’

Ex Alshabaab Spy Chief Shortlisted To Be NISA Boss.
31/10/2017

Ex Alshabaab Spy Chief Shortlisted To Be NISA Boss.

22/10/2017

03/10/2017

Well done mother Africa.!!!

Igu sawir oo meel xun mareesa markii Wasiirka Ariamaha dibada Yusuf Garaad oo booqday arday India wax ka barato..
14/08/2017

Igu sawir oo meel xun mareesa markii Wasiirka Ariamaha dibada Yusuf Garaad oo booqday arday India wax ka barato..

24/06/2017

Ciid Wanagsan dhamaan Muslimiinta dunida qaas ahaan Somali weyn meel walbo ee joogto..

08/04/2017

“Al-Saadicuuna Bil-Xaq” ma ahan koox cusub
Jamaacatu Dacwah Wal-Hijrah, oo culimada Muslimiinta ay u yaqaanaan "Takfiir", waa koox aaminsan in dadka Muslimiinta ay ku jiraan waayihii jaahiliyadda carabta kahor inta aan Nabiga CSW lasoo saarin.
Waxa ay aaminsanyihiin in iyaga kaliya ay ku taaganyihiin wadadii rasuulka CSW, ayna haystaan caqiidada saxda ah ee Islaamka, inta kalena ay yihiin jaahiliin ama gaalo u baahan in Islaamka dib loo soo galiyo. Waxaad ka garan kartaa hadaladii ay jeediyeen waxaa kusoo laalaabtay ereyka “Dhulka hadda loo yaqaano Caalamul Islaami” yanci waa loo yaqaan ee ma ahan Caalamul Islaami.
Dhammaadkii lixdameeyadii ayay kasoo dhasheen dalka Masar, waxa ay si gaabis ah ugu baaheen dunida Islaamka. Soomaaliya ayay soo galeen, iyaga oo isku ballaariyay ganacsiga iyo tacliinta. 40 sano waxa ay ka shaqaynayeen in ay labadaas waaxood xoog ku yeeshaan.
Qoladan labo ayay u qaybsamaan; kuwo waxaa la yiraahdaa "Takfiir Jawi" oo macno ahaan ah, kuwo dadka la nool, oo aan is muujin, si caadi ah ula macaamila dadka, balse hoosta ka aaminsan in waxa ay la macaamilayaan aanay Islaam eheen. Waxaa jira kuwo Xagjir ah, oo ah Takfiirka ay Soomaalida yaqaanaan, kuwaa oo dadka ka soocan, soo dhex galin, hilibka ay qalaan la cunin, nacaybkoodana muujiya.
Magac Cusub
Waxa ay arkeen in ay sii dabar go’ayaan, oo sida aad aragteen intiina badan, muuqaalada ay soo duubeen waxaa ka muuqda odeyaal 60-ka kor u dhaafay, oo ah dadkii ku biiray billowgoodii, mana jiraan ama aad bay u yaryihiin dad dhalinyaro ah.
Waxa ay hadda la yimaadeen afkaartoodii qadiimiga eheed iyo magac cusub (al-Saadicuun Bil-Xaq), oo macno ahaan ah kuwa aan xaqa la gabban, waxa ayna kasoo dhiraandhiriyeen magacaas aayadda qur’aanka (فاصدع بما تؤمر وأعرض عن المشركين) iyaga oo sheegay in 40 sano ay dacwada si siri ah usoo wadeen, haddana ay banaanka soo dhigayaan.
Sidee ayay tahay in la loo wajaho?
Anigoo ilaalinaya, xoriyadda qofka uu u leeyahay waxa uu aaminsanyahay, hadduusan wadan cunfi iyo dagaal, haddana kooxdan waa mid halis ku ah dunida Islaamka, gaar ahaan Soomaaliya, oo aan oganahay dhibka ay ka gaysteen qaar kamid ah firqooyinka Islaamnimada sheegta.
Waxa aan aaminsanahay, in sida kaliya ee lagula dagaalami karaa ay tahay in si muuqata (public) ah loola doodo, lagu qaado olole ballaaran oo xagga warbaahinta ah, la naqdiyo afkaarahooda, iyada oo la adeegsanayo culimada aqoonta durugsan u leh Diinta Islaamka, fahamka saxda ahna ka bixiya.
Haddii aan sidaa la sameyn, anaga, oo ah Soomaalida waan u nugulnahay afkaaraha cusub, waxaana macquul ah in dhalinyaro badan ay saameeyaan. Ogoow, waxa ay hadda buuxiyeen firaaq ka jiray xagga dacwada.
Suuqa marka aad la timaado in aad hilib waraabe ku iibiso waxaa laga yaabaa in aan lagaa iibsan, balse waad kasoo jiidasho iyo hadal hayn badantahay kan hilibka ariga iibiya.

19/03/2017

اللهم أعط منفقاً خلفا، وأعط ممسكاً تلفا.

08/02/2017

It's official farmaajo is the president of Somalia.

Address

London
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sahan TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Sahan TV:

Share

Category