SSN Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from SSN, Media/News Company, Hargaysa, Mogadishu.
(1)

📢 Stay Connected Somali








10/08/2026

Muqdisho dhexdeeda ayaa wiil Yar oo Ethiopian ah Garsoorihiin âš½ Maanta Ciyaarta Ku qabanlahaa Jarmalka uga dhaartay inuu dhoofo

Cirro oo kiiniya Kula kulamay Badhasaabka Sool Bari.. hallkaa oo lagaga wada hadlay Nabada gobolka iyo sidii Somaliland ...
10/08/2026

Cirro oo kiiniya Kula kulamay Badhasaabka Sool Bari.. hallkaa oo lagaga wada hadlay Nabada gobolka iyo sidii Somaliland Lacagihii iyo dhaqaalaha sool bari ugu fasixi lahayd

10/08/2026

Kuye 😂..... Wariye Xassan cade Ka qariya

09/08/2026

Tolaay yaa Arabaay......

WAR-SAXAAFADEEDCaawa abbaaro 7:00 fiidnimo waxa bambo-gacmeed ku qaraxday goob ay fadhiyeen laba askari oo ka tirsan Cii...
07/08/2026

WAR-SAXAAFADEED

Caawa abbaaro 7:00 fiidnimo waxa bambo-gacmeed ku qaraxday goob ay fadhiyeen laba askari oo ka tirsan Ciidanka Milatariga Jamhuuriyadda Somaliland, taas oo sababtay dhaawaca labada askari iyo laba qof oo shacab ah oo ku sugnaa goobta. Dhammaan dadka dhaawacmay waxa loo gudbiyey Cisbitaalka Guud ee magaalada Hargeysa.

Bambo-gacmeedka ayaa dhulka kaga dhacay mid ka mid ah askarta dhaawacantay, mana jirto wax ujeeddo ah oo loo tuuray bambo-gacmeedka, waxaana socda baadhitaan dheeraad ah.

Taliska Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland waxa uu si cad u beeninayaa wararka marin-habaabinta ah ee lagu baahiyey baraha bulshada ee sheegaya in qarax ka dhacay magaalada Hargeysa.

Sidoo kale, Taliska Ciidanka Boolisku waxa uu bulshada uga digayaa faafinta wararka aan la hubin ee dhaawici kara amniga iyo xasilloonida dalka.

07/08/2026

Hargaysa oo caawa Qarax Ka dhacay..🤫

07/08/2026

Maraad Caano doorateen
Ayaad ciisheen dallkii,👀

Wasal Wasal 🤣 way noo muuqataa hada Italy....
07/08/2026

Wasal Wasal 🤣 way noo muuqataa hada Italy....

Address

Hargaysa
Mogadishu
HARGAYSA

Telephone

+441355640008

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SSN posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to SSN:

Shortcuts

Share