Miiney Media Network

Miiney Media Network social media agency

Permanently closed.
13/04/2025

Taliyaha Booliiska Asad Diyaano oo ka hadlay dhagax dhigga taliska qeybta Guud ee Booliiska SSC khaatumo.

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐‚๐š๐›๐๐ข ๐๐š๐ซ๐ซ๐ž, ๐จ๐จ ๐œ๐š๐š๐ฐ๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก  ๐ฅ๐š ๐ช๐š๐š๐ญ๐š๐ฒ ๐ˆ๐ฌ๐ข๐ฆ๐ฆ๐š๐๐š  ๐’๐’๐‚-๐Š๐ก๐š๐š๐ญ๐ฎ๐ฆ๐จRaโ€™iisul Wasaaraha Xukuuma...
12/04/2025

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐‚๐š๐›๐๐ข ๐๐š๐ซ๐ซ๐ž, ๐จ๐จ ๐œ๐š๐š๐ฐ๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก ๐ฅ๐š ๐ช๐š๐š๐ญ๐š๐ฒ ๐ˆ๐ฌ๐ข๐ฆ๐ฆ๐š๐๐š ๐’๐’๐‚-๐Š๐ก๐š๐š๐ญ๐ฎ๐ฆ๐จ

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa magaalada Laascaanood kulan muhiim ah kula yeeshay Isimada deegaannada SSC-Khaatumo.

Kulanka ayaa diirrada lagu saaray sidii loo xoojin lahaa midnimada iyo geeddi-socodka nabadda, dib-u-heshiisiinta iyo xasilloonida dalka, isaga oo ka dhagaystay tallooyin dhaxal-gal ah oo ku aaddan dib-u dhiska dalka, iyo sidii deegaannada SSC-Khaatumo looga hirgalin lahaa heyโ€™addaha dowladda ee bulshada soo gaarsiiya adeegyada muhiimka ah ee ay u baahan yihiin.

Xamsa Cabdi Barre, ayaa uga mahadceliyey Isimada doorkooda muhiimka ah ee ku aaddan nabadaynta iyo midnimada, waxaa uuna adkeeyey sida ay Xukuumaddiisu mudnaan gaar ah u siineyso xoojinta heyโ€™adaha dowladda iyo ilaalinta midnimada ummadda Soomaaliyeed.

12/04/2025

Safarka ra'isul wasaare Xamze iyo reer laascaanood

12/04/2025

Ra'isul wasaare Xamze Cabdi Barre iyo laas caanood

Ra'isul wasaare Xamze oo la hadlaya reer Scc.
12/04/2025

Ra'isul wasaare Xamze oo la hadlaya reer Scc.

12/04/2025

Ra'isul wasaare Xamze Cabdi Barre waa ka dagay laascaanood

Ra'iisul wasaaraha Soomaliya Xamse Cabdi Bare ayaa hada ka dagay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ee SSC Kh...
12/04/2025

Ra'iisul wasaaraha Soomaliya Xamse Cabdi Bare ayaa hada ka dagay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ee SSC Khaatumo.

Socdaalkiisa waxaa ku waheliya masuuliyiin ka tirsan xukuumadiida iyo Taliyayaal ciidan.

Amniga magaalada Laascaanood ayaa aad loo adkeeyay waxaana la yareeyay isku socdka gadiidka iyo dadka.

Saldhiga Booliiska Xamar wayne ayaa lagu xiray Agaasimaha Shabeelle, Abuukar Sky, xilli h**e halkaasi uga xirnaa Agaasim...
12/04/2025

Saldhiga Booliiska Xamar wayne ayaa lagu xiray Agaasimaha Shabeelle, Abuukar Sky, xilli h**e halkaasi uga xirnaa Agaasime ku xigeenka warbaahintaasi Maxamuud Soofeysane.

12/04/2025

Abaabulkii ugu danbeeyey ee soo dhaweynta Ra'isul wasare Xamze ayaa laascanood ka socda

12/04/2025

Ra'isul wasaare Xamze Cabdi Barre waa uu u anbabaxay laascaanood

11/04/2025

Raxmo yar oo cabirtay sida ay ugu faraxsantahay in Ra'isul wasaare Xamze Cabdi Barre ay kula kulanta Laascaanood

11/04/2025

Fanaanka weyn ee nimcaan hilaac oo ku sugan laas caanood

Address

Mogadisho

Telephone

+252616651000

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Miiney Media Network posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Miiney Media Network:

Share