TUSMO TV

TUSMO TV TUSMOTV is a Somali Tv channel. broadcasting from Mogadishu Somalia...

05/10/2026

"Qofkii qof dilo waa la dilayaa, wadadii loo mari lahaa ee shareecada Islaamka waad taqaanaan, dowladda ayaana laga rabaa inay shaqadaas qabato"

RW Xamse.

05/10/2026

"Hay'ado amni kaliya amni ma sugaan, bulshada iyadaa amnigeeda sugata, colaadaan 80 sano ayay jirtay, Siyaad Barre Dowlad ka xoog badan ma jirin, waxna way ka qaban weysay"
Mw Qoor Qoor.

05/10/2026

DEG DEG: Ugaasyada Beelaha Sade iyo Cayr oo saxiixay heshiiska Labada beel ay ku gaareen degmada Balanbale ee gobolka Galgaduud.

05/10/2026

'Waxaan u mahadcelinayaa DFS kaalinta weyn ay ka qaadatay nabadaynta magaalooyinka Guriceel iyo Balanbale,
waxaana leeyahay nabada ilaashada labada magaalaba.

Shiine Dhuux oo kamid ah haweenka kasoo jeeda Balanbale.

04/10/2026

5 qof ayaa ku dhimatay Rasaas Ciidamada Dowladda ay ku fureen shacab degan xaafadda Buula Xaasid ee Degmada Kaaraan Xili saakay ay u kala heen bur burinta guryaha.

Dalka Ruushka berigii h**e kahor inta aan la hindisin talaagadaha qaboojiyeyaasha ah, beeralayda ama xoolo dhaqatada dal...
04/10/2026

Dalka Ruushka berigii h**e kahor inta aan la hindisin talaagadaha qaboojiyeyaasha ah, beeralayda ama xoolo dhaqatada dalkaasi waxay adeegsan jireen xeelad aad loola yaabo oo ay caanaha ku kaydsan jireen, taas oo ah inay dhiisha caanaha ku dhex ridi jireen xayawaanka Raha iyagoo ka damacsanaa inaysan caanuhu isbadalin mudo dheer.

Sababta cilmiga ah ee arrintan ka dambaysay ayaa ahayd in maqaarka Raha uu soo daayo maaddooyin dabiici ah oo la dagaallama bakteeriyada, taasoo caanaha ka ilaalin jirtay inay isbedelaan ama xumaadaan, kana dhigi jirtay sidii inay talaagado casri ah ku jiraan oo kale!.

03/10/2026

Natiijada Doorashada Hirshabeelle oo la shaaciyey iyo ururka JSP oo helay 78 Xildhibaan.

03/10/2026

Ciidanka Itoobiya ayaa galay magaalada Makelle, kooxdii TPLF magaalada waa ay isaga baxeen.

Diyaarado militari oo Itoobiya leedahay ayaa la sheegay inay galeen hawada Eritrea, iyadoo Eritrea ay dhankeeda kicisay ...
03/10/2026

Diyaarado militari oo Itoobiya leedahay ayaa la sheegay inay galeen hawada Eritrea, iyadoo Eritrea ay dhankeeda kicisay diyaarado dagaal.
Dhacdadan ayaa kusoo beegmaysa xilli ay sare u kacayaan xiisadaha militari ee ka jira gobolka.

03/10/2026

Dhibka Somalidu Qurbaha ku heesto...

Address

Makkah Al Mukaramah
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when TUSMO TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to TUSMO TV:

Shortcuts

Share

Category