Mfc Productions

Mfc Productions Plz like and shere nore video uploaded

18/07/2025
17/02/2022

Noo Ogoloow Maalin taada farxada Si Hagar La’aan Inaan kugu duubno Muuqaal Ku Farxad Galiya contact me 0615793051


🇸🇴❤️😍🇸🇴❤️ 🇸🇴

Waqtikii nin rag ciilay doqon buu sasabayaa
21/10/2021

Waqtikii nin rag ciilay doqon buu sasabayaa

Waan bilaabnay sawirada naga wada sugeyseen macamiisheena dadkii ubaahan luuqa hasoo galaan             🇸🇴❤️😍🇸🇴❤️      🇸...
14/10/2021

Waan bilaabnay sawirada naga wada sugeyseen macamiisheena dadkii ubaahan luuqa hasoo galaan

🇸🇴❤️😍🇸🇴❤️ 🇸🇴

Fadlan Hadaad Ka Hesho Shere GareeeFikir cajiib ah ayaan idin la wadaagayaa:Marwalba Masaajidda waan ku arki jiray biyo ...
01/07/2021

Fadlan Hadaad Ka Hesho Shere Gareee

Fikir cajiib ah ayaan idin la wadaagayaa:

Marwalba Masaajidda waan ku arki jiray biyo la cabo oo gees ka yaalla Masaajidka, balse maanta anigoo Masaajid Magaalada ku yaalla ku jiro, ayaan qeybta biyaha laga cabo ku arkay, biyo loo bixiyay qof Xaaji ah oo Marxuum ah.

Isla markiiba biyaha markaan cabay ayaan niyadda ka dhahay Xaajiga Allaha u naxariisto.

Marka fikirkaasi anigoo ka duulayo ayaa waxaa igu soo dhacday, dadka daneenaya inay Waalidiintooda Sadaqo Jaariya ah u baxsadaan inay sidaasoo kale sameyn karaan, oo hal Masjid oo dalkii hooyo ku yaalla ugu yaraan biyo geyn karaan, korontadana dhinac ka bixin karaan.

Waxaa laga yaabaa bishii dhan inay lacag yar qofka uga baxdo, dad badan oo Masaajidka Salaad u yimidna uu sidaasi ku haraad bixiyo, marxuumkii ama marxuumaddii biyahaasi loo sadaqeeyayne uu Ajir badan ka helo.

Xataa biyaha warqad yar baad ku ag dhejin kartaa inay waqaf u yihiin Marxuum hebel, dadka ayagaaba duco niyad ah iyo mid af ahba isugu dari lahaa.

Waalidka marka uu nool yahay oo keliya xaqiisa kuma eka, haddii uu geeriyoodayana in wax loo bixiyo, loona duceeyo wuu istaahilaa.

Kawarama bal arrinkaas? ❤
Galab wanaagsan 💚

Qoraalka Iyo Sawirka Waxaa Iska Leh

Ahmed Kadiye Alha Barakeeyo

Noo Ogoloow Maalin taada farxada Si Hagar La’aan Inaan kugu duubno Muuqaal Ku Farxad Galiya contact me 0615793051       ...
16/06/2021

Noo Ogoloow Maalin taada farxada Si Hagar La’aan Inaan kugu duubno Muuqaal Ku Farxad Galiya contact me 0615793051


🇸🇴❤️😍🇸🇴❤️ 🇸🇴

Noo Ogoloow Maalin taada farxada Si Hagar La’aan Inaan kugu duubno Muuqaal Ku Farxad Galiya contact me 0615793051       ...
15/06/2021

Noo Ogoloow Maalin taada farxada Si Hagar La’aan Inaan kugu duubno Muuqaal Ku Farxad Galiya contact me 0615793051


🇸🇴❤️😍🇸🇴❤️ 🇸🇴

Full names: mohamed fuad aidarusAddress: Muqdisho Phone number 00252615793051Occupation: cameramanAge: 27Nearest airport...
14/06/2021

Full names: mohamed fuad aidarus
Address: Muqdisho
Phone number 00252615793051
Occupation: cameraman
Age: 27
Nearest airport: aadan Adde airport
Country: Somalia
Profession: filim making

Address

Shibis
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mfc Productions posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mfc Productions:

Share