Salbaar Media

Salbaar Media Warbaahinta Salbaar Media, waxay tebisaa warar deg deg ah, xaqiiq ah oo daahfuran
(1)

22/08/2026

Shuute ''Hal Qof inuu Cadaalad Helo, waxay ka dhigan tahay Dunidoo dhan oo Cadaalad heshay.''

22/08/2026

Wakhtiga ay dugsiga joogaan carruurta, su’aalo baa laga keenay.

22/08/2026

TOOS: Barnaamijka Daqiiqadaha Wararka, Baahinta Duhur

22/08/2026

Mowliidka oo la isku dhiganayo

21/08/2026

Nairobi, caasimada ay Soomaalidu kudhaqan fahmeen muhimada waxbarshada ay leedahay.

21/08/2026

Maxaad ka fahamsan tahay habka beerista IVF? fariin ka timid Muqdisho Fertility.

21/08/2026
21/08/2026

Maxaad ka ogtahay shaqsiyaadka u Madaxweynihii h**e Sheekh Shariif sababta u ahaa inay siyaasada kusoo biiraan? Muuqaalkan daawo

21/08/2026

Madaxweynuhu waxuu berigaasi sheegay wax walba oo maanta ay dadku isagu ku diidan yihiin

PROF/DR. SHAAFII ADAN DIRIR OO KU GUULEYSTAY LABA ABAAL-MARIN OO MUHIIM AHSanadkii 6-aad oo xiriir ah, Prof./Dr. Shaafii...
21/08/2026

PROF/DR. SHAAFII ADAN DIRIR OO KU GUULEYSTAY LABA ABAAL-MARIN OO MUHIIM AH

Sanadkii 6-aad oo xiriir ah, Prof./Dr. Shaafii Adan Dirir ayaa ku guuleystay abaal-marinta Dhakhtarka Ugu Wanaagsan Dhakhaatiirta Soomaaliyeed, taas oo sanadkan lagu bixiyay munaasabadda Somali Business Awards.

Sidoo kale, Dr. Shaafii Adan Dirir ayaa sanadkan ku guuleystay abaal-marinta Dhakhtarka Ugu Wanaagsan Qalliimada Guud iyo Qalliinnada Casriga ah ee 2026.

Labadan abaal-marin ayaa markhaati u ah dadaalka, khibradda iyo kaalinta muuqata ee Dr. Shaafii uu ka qaadanayo horumarinta adeegyada caafimaadka iyo qalliimada casriga ah ee Soomaaliya.

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Salbaar Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share