AbdiX

AbdiX AbdiX brings you the latest real stories, and Follow for daily content.

16/04/2026

Video-kan wuxuu kuu furayaa indhaha si aad u aragto Soomaaliya dhabta ah!


13/04/2026

Sanad guurada ciidanka xooga dalka soomaaliyeed CXDS.

30/03/2026

Muuqaalka shirkii ugu dambeeyay ee uu hoggaaminayay Lafta Gareen ayaa muujinaya jawi ka duwan kuwii h**e. Kulanka intiisa badan wuxuu u ekaa mid fariimo iyo dardaaran isugu jira, taasoo dad badan u fasirteen in marxalad cusub la galayo ama isbeddel soo dhow yahay.

Waxaa muuqata in maamulka uu dareemayo culays gaar ah, iyadoo marar badan la dareemayo cadaadis joogto ah oo saameyn ku yeeshay go’aannada iyo jihada hoggaamineed.

Sidoo kale, wejiyada ka qaybgalayaasha kulanka waxaa laga dheehan karaa dareen quus iyo niyad-jab, taasoo ka tarjumaysa xaaladda adag ee jirta.

AbdiX

30/03/2026

Alxam Baydhabo roob xoogan ayaa ka da'aayo

30/03/2026

Alhamdulilah kadib gushii maanta' baydhabo oo roobaysaneysa ilaah bay mahad oo dhan u sugnaatey.

AbdiX

24/03/2026

Relax 😌

20/03/2026

Do You Know Khalid ibn Al-Walid — The Warrior Who Never Lost a Battle?
Listen Carefully… His Story Will Shock You

19/03/2026

If you drop a yellow hat in the Red Sea, what does it become?? 🤔🧠🔥
more

Address

Somalia
Mogadishu
00252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when AbdiX posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share