Bin Kassim

Bin Kassim Waxbarasho,Tababaro xirfad,Fursado shaqo & ganacsi,Dhiirigilin & Warbixino arimaha bulshada iyo dhaqan-dhaqaale dalka & dibadda.

Rajo center for development and job creation (RCDJC)
Rajo center for development and job creation is a local organization that was established to participate development programs intended to make people’s lives easier by training them, building their skills and mentoring them. RCDJC was established in the late 2015 with the idea from talented, intellect Somali educators who saw a successful vision

in this program. This idea came after long consultation with different divisions of the community. The idea was based on functionality, hard work, more positive thinking and cooperation. (RCDJC) VISION
Every Somali citizen has a right for better life: better education, better living standard, better brain improvement program, RCDJC tries to make these rights available and attainable to the citizens. (RCDJC) MISSION
Our mission is to strive, knock every door that leads us to our end objective, commitment until achieving our target goal, following every possible path and work with every other organization that we share common goal. We stick together as RCDJC we stand strong, we do not know giving up and we will do whatever it takes to achieve our goals unless it is unlawful

(RCDJC) MAIN OBJECTIVES
 To be the center of coordination between educators and the rest of the community.
 To work for improving the quality of education and upgrading the level of students’ understanding.
 To search and attach job opportunities with educated and graduate students.
 To work and achieve its goal in all the capital’s districts.
 Provision of training courses, seminars and workshops intended to raise the skill and the level of work performances.
 To facilitate high school graduates for joining higher education institutions and universities.
 To motivate students to behave in a moral way and good conduct among themselves and with the other communities. Xarunta Rajo waa xarun faa’ido doon aan aheyn,kana fog dhinacyada siyaasada ,aan ku tiirsaneyn meel kale,kuna shaqeyso qaab iskaashi. Xarunta Rajo waxaa la aasaasay Janaury 10,2015 waxaa lagu aasaasay fikrad ka timid aqoonyahano,kuwaa leh aragti,khibrad ,xirfad,dareen dadnimo iyo wadaniyad isku mid ah,ujeedkoodana yahay hormarinta bulshadooda soomaaliyeed. Fikirkaana wuxuu yimid ,kadib markee arkeen inee jirto baahi laga maarmaan ah in la buuxiyo,lagana haqabtiro bulshada soomaaliyeed,lagana shaqeeyo hormarinta bulshada dhinacyada aan kusoo xusnay kor. Xarunta Rajo waxey heysaa barnaamijyo dhowr ah,quseeya hormarka bulshada,waxaa ka mid ah barnaamijyadaasi ,barnaamij la yiraahdo “Hel Bare Kuu Gaar Ah”, oo ee diyaar kugu yihiin macalimiin aqoon dheeri u leh maadada ee kuu dhigayaan,kaana haqabtiraayo baahidada waxbarasho ee dhan walba ah,kuguna baraya mudo gaaban,adigoo jooga gurigaga mise xaruntada (Home Teaching or Tuition ). Barnaamijkaani waxaad ugu faa’ideyn kartaa Caruurtada,adigoo heli kara macalin kuu bara aqoonta kala duwan. Xarunta Hormarinta Iyo Shaqo Abuurka Ee Rajo , waxey qabaneysaa Siminaaro tayo leh,laguna dhisaayo aqoonta iyo xirfada shaqsiga,shahaadana lagu bixinayo. Xarunta waxey kaloo qabaneysaa tartamo iskugu jira mid diini,maadi iyo dhaqan . waxeyna shaqo abuur usameeneysaa jiilka cusub ee aqoonyahanka,iyo dadka leh khibrada shaqooyinka fudud,insha allaah. Ujeedooyinka ama Hadafka Xarunta
Inee noqoto xarunta halka isku xerto aqoonyahanka iyo bulshada
Inee ka shaqeyso xarunta hormarka bulsho dhanka tacliinta iyo kobcinta aqoonta
Inee xarunta u abuurto shaqo Dhalinta waxbaratay iyo dadka leh xirfadaha gaar ah
Inee xarunta ku faafiso adeegeeda hormarka waxbarsho dhamaan degmooyinka dalka
Inee xarunta bixiso tobabaro kala duwan iyo siminaaro tayo leh laguna bixinaayo shahaadooyin
Inee xarunta la imaado manhaj tayeesan,qaab waxbarsho casriyeesan kuna qancaan bulshada
Inee u fududeyso ardayda kasoo qalanjibiso dug.sare,inee ku biiraan heerka waxbarashada jaamacadaha
Dhiirigilinta ardada ,isku xirkooda , hormarintooda iyo barista qiimaha anshaxa,dhaqanka wanaagsan . Inee qabato barnaamijyo dhiirigilin,sida tartamada aqooneed,dhaqanka,iyo faanka artiska ,iwm. Qiyamka ee ku shaqeyso xarunta
Xushmad Cadeen Anshax wanaag
Dhowris Amaano Hiigsasho Hadaf Howl karnimo
Dulqaad La Xisaabtan Gudasho Mas’uuliyad

Wada shaqeynta
Xarunta waxey la shaqeyneysaa si iskaashi ah ururada bulshada,iyo hey’adaha aan dowliga aheyn ee ka shaqeeya holwaha bulshada ,iyo cid kastaa oo ka shaqeeneysa howlaha aan ka shaqeeyneeyno kuwa la mid ah,isla markaasna aan ka horimaaneeynin ujeedooyinka iyo ahdaafta xarunta rajo.

08/02/2026

𝐃𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐦𝐚 𝐮 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐤𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐬𝐮𝐮𝐪𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐌𝐮𝐪𝐝𝐢𝐬𝐡𝐨 7aad-2026 ?(Ganacsi & Bulsho )
Suuq-Weynaha Muqdisho waa isku xirka ganacsadaha iyo macmiilka, waxaana rajeynaynaa in bulshada ay ka faa’iideysan doonaan fursadaha bandhigga,oo kamid ah qiimo dhimis kala duwan badeecadaha & adeegyada ,fursado ganacsi,xiriiro & madadaalo .
Bandhigga suuqweynaha Muqdisho 7aad,waxa uu dhici doona 11, 12, 13, February 2026, waxa uu ka dhicidoonaa Beerta Nabadda - muqdisho I.A.

FADLAN ganacsade waa fursaddii ganacsigaaga ku hormari lahaa,kuna heli laheyd macmiil bdn iyo iib.

BULSHO waxaa inoo balan ah 3da maalin ee socda Bandhiga Suuq-Weynaha Muqdisho 7aad. Ka faa'ideysi wacan.

📞 0610360279/ 0627496008


#300+ Ganacsi kala duwan
ka bdn 70 kun qof kasoo qeybgale & marti kala duwan.

..link page : https://www.facebook.com/share/v/1MVSwM12gd/

02/02/2026

𝐃𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐦𝐚 𝐮 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐤𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐬𝐮𝐮𝐪𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐌𝐮𝐪𝐝𝐢𝐬𝐡𝐨 7aad-2026 ?(Ganacsi & Bulsho )
Suuqweynaha Suuq-Weynaha Muqdisho waa isku xirka ganacsadaha iyo macmiilka, waxaana rajeynaynaa in bulshada ay ka faa’iideysan doonaan fursadaha bandhigga,oo kamid ah qiimo dhimis kala duwan badeecadaha & adeegyada ,fursado ganacsi,xiriiro & madadaalo .
Bandhigga suuqweynaha Muqdisho 7aad,waxa uu dhici doona 11, 12, 13, February 2026, waxa uu ka dhicidoonaa Beerta Nabadda - muqdisho I.A.

FADLAN ganacsade waa fursaddii ganacsigaaga soo gaar isdiiwaangalinta goor h**e, inta uusan kaa buuxsamin oo la kulan bulsho bdn .

BULSHO waxaa inoo balan ah 3da maalin ee socda Bandhiga Suuq-Weynaha Muqdisho 7aad. Ka faa'ideysi wacan.

📞 0610360279/ 0627496008


#300+ Ganacsi kala duwan
ka bdn 70 kun qof kasoo qeybgale & marti kala duwan.

..link page : https://www.facebook.com/share/v/1MVSwM12gd/

𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐬𝐮𝐮𝐪𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐌𝐮𝐪𝐝𝐢𝐬𝐡𝐨 7aad- 11-13February 2026 .Suuq-Weynaha Muqdisho  waa isku xirka ganacsadaha iyo macmiilka...
23/01/2026

𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐬𝐮𝐮𝐪𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐌𝐮𝐪𝐝𝐢𝐬𝐡𝐨 7aad- 11-13February 2026 .

Suuq-Weynaha Muqdisho waa isku xirka ganacsadaha iyo macmiilka, waxaana rajeynaynaa in ganacsatada & bulshada ay ka faa’iideysan doonaan fursadaha bandhigga,oo kamid ah isku xerka ganacsatada & bulshada,iib badan & helida macmiil badan,qiimo dhimis kala duwan badeecadaha & adeegyada ,fursado ganacsi & madadaalo .
Bandhigga suuqweynaha Muqdisho 7aad,waxa uu dhici doona 11,12 & 13 February 2026, waxa uu ka dhicidoonaa Beerta Nabadda - muqdisho I.A.

FADLAN ganacsade isdiiwaangali goor h**e inta uusan kaa buuxsamin oo la kulan bulsho badan .

BULSHO waxaa inoo balan ah 3da maalin ee socda Bandhiga Suuq-Weynaha Muqdisho 7aad. Ka faa'ideysi wacan.

📞 0610360279 / 0627496008

Bandhiga Ganacsiga Weynaa ee suqweynaha Muqdisho waa hal dhacdo,hal goob ,200-350 Ganacsi kala duwan , Kasoo qeybgale ka bdn 40 kun - 70 kun ruux I.A....SWM2026.. Link page : https://www.facebook.com/share/v/17nSmhjErq/

21/01/2026

📢 OGAYSIIS MUHIIM AH
Waxaan idin ogeysiinaynaa in isdiiwaangelinta Bandhigga ganacsiga Weyn ee Suuq-Weynaha Muqdisho - 7aad-2026, ay si rasmi ah u socoto.
🗓️ Bandhiggu wuxuu dhici doonaa 11, 12 iyo 13 (bisha soo socota).
🤝 Ganacsade, tani waa fursad qaali ah oo aad kula kulmi karto macaamiil badan, aadna ku soo bandhigi karto adeegyadaada iyo badeecooyinkaaga.
🚀 Ha seegin fursaddan dahabiga ah ee kobcin karta ganacsigaaga!
📌 Isdiiwaangeli hadda oo ka mid noqo bandhigga ugu weyn ee suuqweynaha.
Hashtags:






07/01/2026

𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐬𝐮𝐮𝐪𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐌𝐮𝐪𝐝𝐢𝐬𝐡𝐨 7aad-2026 .

Suuq-Weynaha Muqdisho waa isku xirka ganacsadaha iyo macmiilka, waxaana rajeynaynaa in ganacsatada & bulshada ay ka faa’iideysan doonaan fursadaha bandhigga,oo kamid ah qiimo dhimis kala duwan badeecadaha & adeegyada ,fursado ganacsi & madadaalo .
Bandhigga suuqweynaha Muqdisho 7aad,waxa uu dhici doona February 2026, waxa uu ka dhicidoonaa Beerta Nabadda I.A.

FADLAN ganacsade isdiiwaangali goor h**e inta uusan kaa buuxsamin oo la kulan bulsho badan .

BULSHO waxaa inoo balan ah 3da maalin ee socda Bandhiga Suuq-Weynaha Muqdisho 7aad. Ka faa'ideysi wacan.

📞 0610360279 / 0627496008

Bandhiga Ganacsiga Weynaa ee suqweynaha Muqdisho hal dhacdo,hal goob ,200-350 Ganacsi kala duwan , Kasoo qeybgale ka bdn 40 kun - 70 kun ruux I.A....SWM2026..

Wax walba kaa dib dhacay,mise aad ka gaabisay,ogow dib ayaad u bilaabi kartaa,misena usii wanaajin kartaa,adigoo la imaa...
10/11/2025

Wax walba kaa dib dhacay,mise aad ka gaabisay,ogow dib ayaad u bilaabi kartaa,misena usii wanaajin kartaa,adigoo la imaanayo : Caqliyad wanaagsan,Howlkarnimo,Joogteyn/Adbin naf & Hadaf.👍

14/02/2025

Bandhiga ganacasiga weynaa ee Suuq-Weynaha Muqdisho 6aad-2025/ @ Beerta Nabadda - muqdisho waa dhacdo taariikhi ah,ay wada guuleysanaya ganacsatada iyo bulshada,maantana oo jimco ah waa maalinkii ugu danbeeyay,bulsho ka faa'ideysta qiimo dhimista alaabaha iyo adeegyada kala duwan,waa fursad qaali ah. Beerta Nabadda waa free soo galideeda,kaali imow ka adeego suuq weynaha muqdisho. Nala daawo clip kaan.

10/02/2025

𝐃𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐦𝐚 𝐮 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐤𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐬𝐮𝐮𝐪𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐌𝐮𝐪𝐝𝐢𝐬𝐡𝐨 6aad-2025 ?
Bandhiga Suuq-Weynaha Muqdisho, waxa uu dhici doona 12, 13, 14 February 2025 ( Arbaco,Khamiis & Jimco), waxa uu ka dhicidoonaa Beerta Nabadda - muqdisho .
Hal goob kula kulan ganacsiyo kala duwan,helna alaabo bdn kuna hel qiimo jaban. Waxaa jiri doona abaalmarino,hadiyado,& madadaalo xiiso badan maalmaha uu socdo bandhiga.
BULSHO waxaa inoo balan ah 3da maalin ee socda Bandhiga Suuq-Weynaha Muqdisho 6aad-2025 IA.
📞 0610360279 / 0627496008


09/02/2025

Fursadii ugu waynad ee dukaamaysiga waxaa ka haray 2 maalin kaliya, hadaba ka faaidaysta fursadaan dahabiga ah, Bandhiga Ganacsiga ugu weynaa ee Suuq-Weynaha Muqdisho wuxuu bilaabmayaa Arbacada tariikh 12,13,14 ee Febraury 2025- Beerta Nabadda - muqdisho hadaba ka dukaamayso halgoob oo hel wax badan & qiimo jaban.
61 0360279 / 627496008






𝐃𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐦𝐚 𝐮 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐤𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐬𝐮𝐮𝐪𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐌𝐮𝐪𝐝𝐢𝐬𝐡𝐨 6aad-2025 ? Suuq-Weynaha Muqdisho  waa isku xirka ganacsad...
06/02/2025

𝐃𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐦𝐚 𝐮 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐤𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐬𝐮𝐮𝐪𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐌𝐮𝐪𝐝𝐢𝐬𝐡𝐨 6aad-2025 ?

Suuq-Weynaha Muqdisho waa isku xirka ganacsadaha iyo macmiilka, waxaana rajeynaynaa in bulshada ay ka faa’iideysan doonaan fursadaha bandhigga,oo kamid ah qiimo dhimis kala duwan badeecadaha & adeegyada ,fursado ganacsi & madadaalo .
Bandhigga suuqweynaha Muqdisho 6aad,waxa uu dhici doona 12, 13, 14 February 2025, waxa uu ka dhicidoonaa Beerta Nabadda - muqdisho I.A.

BULSHO waxaa inoo balan ah 3da maalin ee socda Bandhiga Suuq-Weynaha Muqdisho 6aad. Ka faa'ideysi wacan.

📞 0610360279/ 0627496008


#300-350 Ganacsi kala duwan
#30 kun- 50 kun qof kasoo qeybgale & marti kala duwan.

..
https://www.facebook.com/share/v/1EC6txd22A/

29/01/2025

𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐬𝐮𝐮𝐪𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐌𝐮𝐪𝐝𝐢𝐬𝐡𝐨 6aad-2025 .

Suuq-Weynaha Muqdisho waa isku xirka ganacsadaha iyo macmiilka, waxaana rajeynaynaa in bulshada ay ka faa’iideysan doonaan fursadaha bandhigga,oo kamid ah qiimo dhimis kala duwan badeecadaha & adeegyada ,fursado ganacsi & madadaalo .
Bandhigga suuqweynaha Muqdisho 6aad,waxa uu dhici doona ( 12, 13, 14 February 2025) , waxa uu ka dhicidoonaa Beerta Nabadda - muqdisho I.A.

FADLAN ganacsade isdiiwaangali goor h**e inta uusan kaa buuxsamin oo la kulan bulsho bdn .

BULSHO waxaa inoo balan ah 3da maalin ee socda Bandhiga Suuq-Weynaha Muqdisho 6aad. Ka faa'ideysi wacan.

📞 0610360279 / 0627496008

Bandhiga Ganacsiga Weynaa ee suqweynaha Muqdisho hal dhacdo,hal goob ,200-350 Ganacsi kala duwan , Kasoo qeybgala 30 kun - 50 kun ruux I.A....SWM2025 ..link hoose daawo.
https://www.facebook.com/share/v/1EC6txd22A/

Address

Via Moscow-Anzaloti/waberi First Bridge
Mogadishu
2521

Opening Hours

Monday 09:00 - 15:00
Tuesday 09:00 - 15:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 12:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252615241544

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bin Kassim posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Bin Kassim:

Share