Astaan Sports

Astaan Sports Waa Tv channel baahiya nuucyada kala duwan ee ciyaaraha dalka iyo dibadda.
(311)

13/09/2026

Kooxda Som Hagen ayaa u soo baxday finalka tartanka Kooxaha Jarmalka oo maalmihii ugu dambeyay ka socday magaalyinka kaka duwan ee Jarmaka kaddib markii Rigoorayaal kaga adkaadeeyn kooxda Som Hamburg

Tartanka kubadda cagta IBS Group League 2026 ayaa caawa waxaa kulan xiiso badan ku wada ciyaaray Sales Team iyo Back Off...
13/09/2026

Tartanka kubadda cagta IBS Group League 2026 ayaa caawa waxaa kulan xiiso badan ku wada ciyaaray Sales Team iyo Back Office Team.

Ciyaar ay ka muuqatay xamaasad, dadaal iyo tartan adag, ayaa ugu dambeyn guushu raacday Back Office Team, oo kulanka ku adkaatay 8โ€“5.

Hambalyo Back Office Team guusha, halka Sales Team aan u rajaynayno guulo iyo natiijooyin wanaagsan kulamada soo socda.

IBS Group League 2026
Full Time: Sales Team 5โ€“8 Back Office Team




Ma dhihi karnaa Man City oo guul diri ah ka soo gaarty garoonka Man United?
13/09/2026

Ma dhihi karnaa Man City oo guul diri ah ka soo gaarty garoonka Man United?

Barcelona oo ugu dambayntii gaartay guul aan dirqi ahayn.
13/09/2026

Barcelona oo ugu dambayntii gaartay guul aan dirqi ahayn.

13/09/2026

Magaalada Manchester Casaan mise Buluug midkee ayay noqon doontaa?

Maalmaha sidaan oo kale ah ayaa ah maalmaha ay Manchester United u ciyaarto si gaar ah.In si wanaagsan looga soo muuqdo ...
13/09/2026

Maalmaha sidaan oo kale ah ayaa ah maalmaha ay Manchester United u ciyaarto si gaar ah.

In si wanaagsan looga soo muuqdo kulamadan oo kale waxay abuuri kartaa xamaasad iyo dhiiri-gelin dhab ah, sidoo kalena waxay keeni kartaa xusuuso laga sheekeeyo sanado badan.

Dhammaanteen waxaan u oomannahnay maalin kale oo gaar ah oo sidan oo kale ah, sidaas darteed aan si wadajir ah wax walba u bixino.

โœ๏ธ Michael Carrick

13/09/2026

SAADAALI KULANKA MAN UNITED VS MAN CITY OO KU GUULEYSO ABAALMARIN!
Ma saadaalin kartaa natiijada Manchester United vs Manchester City?
Ku guuleyso Receiver-ka Astaan + 2 Bilood oo FREE ah!

Sharuuddaha Saadaalinta:
1.Like Saar Page-Ka.
2.Share-Garey Post-Ga.
3.Saadaalintu Waxeey Ku Egtahay Ciyaarta Markeey Bilaabato.
F.G: Haddii Aadan Shuruudaha Buuxin, Ruuxa Buuxiya ee Kaa Dambeeyey Baa Abaalmarinta Helli Doonna.

13/09/2026

Guushii lama filaanka ahayd ee Arsenal,guushii Real,dhibkii loo geystay ,Liverpool iyo Chelsea ,caawa Man United iyo Man City!

Caawa 6:30 Maqribnimo, garoonka Maajo Stadium waxaa ka dhacaya kulan xiiso badan oo ay foodda is dari doonaan labada koo...
13/09/2026

Caawa 6:30 Maqribnimo, garoonka Maajo Stadium waxaa ka dhacaya kulan xiiso badan oo ay foodda is dari doonaan labada kooxood ee Back Office Team iyo Sales Team.
hadaba kooxdee ayaad isleedahay way badin doontaa kulanka Cawa?
๐—œ๐—•๐—ฆ Group ๐—Ÿ๐—ฒ๐—ฎ๐—ด๐˜‚๐—ฒ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ6

Derby Manchetser maanta Somtaana waxa ay idin haysaa war farxad leh,saadaali oo guuleyso.Waxad heli doontaa Abaal-marin ...
13/09/2026

Derby Manchetser maanta Somtaana waxa ay idin haysaa war farxad leh,saadaali oo guuleyso.

Waxad heli doontaa Abaal-marin ay kuugu talagashay App-ka Somtaan,suuqa Jiilka cusub.

sharuudaha like saar page Somtaan qaybta hoose yaala,sidoo kale la wadaag saaxibadaada.
FG: Saadaasha waxa ay ku egtahay inta ayna bilaaban ciyaarta.

Address

Astaan Tower
Mogadishu
00252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Astaan Sports posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Astaan Sports:

Shortcuts

Share

Category