Mudug Legendz

Mudug Legendz waa page u dhaxeeya ummada somaliyeed dhamaan gaar ahaan dhalinta g/mudug....

31/12/2019

ASHABAAB waxay u hadleen sida ay ku taaganyihiin dariiq xaq ah waxay sheegeen inay ubanaantahay laynta muslimiinta waxay xiganayeen Axaadiis ay sheegteen, Kitaab sida Sharxu irshaad, fataawi Iwm iyo waliba Aayado ay siday doonaan u safirteen .

Su'asha isweydiinta leh waxay tahay arintaan waa arin diimeed Culumadu maxay uga hadli weyda oo xaqa u cadayn?.
Fadlan gaarsii dadka si culumada loogu baraarujiyo inay beentaas ka daba tagaan

Ninki yaqan ba yaqan macalin cabdi waa big mudug legend allaha ku dhowro macalin
24/03/2017

Ninki yaqan ba yaqan macalin cabdi waa big mudug legend allaha ku dhowro macalin

Masha allah qofkazta oo muslim ah like n share   Thnkz all of u
26/08/2014

Masha allah qofkazta oo muslim ah like n share
Thnkz all of u

Caawo qof kasta waa afuray ee fadlan waaridkii Na dhalay oo waqtiga qaaliga ah nasiiyayOo wax na baray oo koriskeena siw...
24/07/2014

Caawo qof kasta waa afuray ee fadlan waaridkii
Na dhalay oo waqtiga qaaliga ah nasiiyay
Oo wax na baray oo koriskeena siweyn uga qayb qatay
An uducaayno
Walalayaaal
Aamiin
Aamiin
Aamiin

SCW
22/07/2014

SCW

Abdi hodan Dayaxleef oo markale ku guulaystay gudoomiyaha sportiga gobolka mudug.Sidee u aragtaa in mar labaad la doorto...
21/07/2014

Abdi hodan Dayaxleef oo markale ku guulaystay gudoomiyaha sportiga gobolka mudug.

Sidee u aragtaa in mar labaad la doorto Abdihodan dayaxleef?

20/07/2014

Thank you for the 2.000 fans and thanks for working with me. Together we can conquer. ..

Please keep sharing

It doesn't interest me if the story you are telling me is true. I want to know if you can disappoint another to be true to yourself; if you can bear the accusation of betrayal and not betray your own soul; if you can be faithlessand therefore trustworthy.

Jimce wanaagsan Qaraabo
18/07/2014

Jimce wanaagsan Qaraabo

Taariikhdu waa is daba joogtaa masha allah.  Like and share fadlan
16/07/2014

Taariikhdu waa is daba joogtaa masha allah. Like and share fadlan

16/07/2014

Fadlan kusoo biir page kaan asxaabta la share garee. Waa mudug legendary hurfe kaka. Ama ina quruf wiil mudug.

It doesn't interest me if the story you are telling me is true. I want to know if you can disappoint another to be true to yourself; if you can bear the accusation of betrayal and not betray your own soul; if you can be faithlessand therefore trustworthy.

07/07/2014


Adam Ugas Ahmed Ugas
Www.facebook.com/adamogaas salaam caleykum sxb magaceeuga waa Adam Ugas Ahmed waxaan ahay tababare Kubaddacagta ushaqeeya School iyo club dalka mareeykan ka sxb. Waxaan kob ka dhigay Gobalka Galkacyo. 2005 kii sxb wax lagaduubay canjalad video ah. sxb ii baafi cidii copy aan kahelikarno. Mahadsani page keeyga, fadlan qof kii cajaladaas koobigeeda haya ha ufududeeyo tababaerahaas inuu helo haka caawiyo iyo cidii garanaysa meel laga heli karaba.

Salaam world, Welcome to my page!

20/06/2014

T V ga puntland muxuu usoo dayn waaya ciyaaraha garoowe kasocda soo T V dawladu leedahay maaha ??? ciyaarta maanta dadbadan oo qurbaha jooga wey xiisaynayaan laakiin meel ay ka daawadaan mahaystaan

Address

Muqdisho

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mudug Legendz posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mudug Legendz:

Share