Saadaq Maxamed

Saadaq Maxamed Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Saadaq Maxamed, Film/Television studio, Muqdisho.

13 ruux oo u badan askar ayaa ku geeriyootay qaraxyo saaka ka dhacay nawaaxiga Garoonka diyaaradaha Aadan Caddelabad qar...
26/07/2016

13 ruux oo u badan askar ayaa ku geeriyootay qaraxyo saaka ka dhacay nawaaxiga Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde
labad qarax waxa ka hadaly afahyenka gobolka banaadir cabdirfitxa xalne waxa uu u sheegay warbahinta dhaman dadka ku geeriyooday halkaas aya u badan yahiin ciimado ka tirsan kuwa UN ka ee ku sugan muqdisho

Gunman in Munich Kills 9, Then Himself the Police Sayednin qori ku hubaysan aya sagaal qof dilaya policeka aya sidaas sh...
23/07/2016

Gunman in Munich Kills 9, Then Himself the Police Sayed
nin qori ku hubaysan aya sagaal qof dilaya policeka aya sidaas sheegay

Qoxooti yamaniyin ah oo ku dhibaatysan somaliland
20/07/2016

Qoxooti yamaniyin ah oo ku dhibaatysan somaliland

Dowlad dalka uganda aya sheegtay ina aya ciidamo cusub u so diryso somaaliya oo badali doono kuwi h**e u jogay dalka Uga...
19/07/2016

Dowlad dalka uganda aya sheegtay ina aya ciidamo cusub u so diryso somaaliya oo badali doono kuwi h**e u jogay dalka
Uganda aya waxa somaaliya ka jogo ciidanka ugu badan waxaan lagu qiyasay in ayan garyan 6,700 askari.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa tababar u soo xiray cutubyo ka mid ah c...
18/07/2016

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa tababar u soo xiray cutubyo ka mid ah ciidanka xooga dalka Soomaliyeed, gar ahan ciidanka loo yaqano danab oo aya tababartay dalka imaraadka carbta

tukiga oo dowlad dariska ee Greece ka codsaday ina la so dhiibo  qaaimintii ka dambeysay afagmbig fashilmay
17/07/2016

tukiga oo dowlad dariska ee Greece ka codsaday ina la so dhiibo qaaimintii ka dambeysay afagmbig fashilmay

Turkey Was an Unlikely Victim of an Equally Unlikely Coupturkiga oo dhibaato ku dhowaday sidoo kal afgamib ku dhowaday
17/07/2016

Turkey Was an Unlikely Victim of an Equally Unlikely Coup

turkiga oo dhibaato ku dhowaday sidoo kal afgamib ku dhowaday

As Turkey Coup Unfolded, ‘the Whole Night Felt Like Doomsday’Afgambi Turkey biloowday, 'habenkaas oo  dhan dareemay sida...
17/07/2016

As Turkey Coup Unfolded, ‘the Whole Night Felt Like Doomsday’

Afgambi Turkey biloowday, 'habenkaas oo dhan dareemay sida Qiyaamaha'

13/07/2016

Ciidamada Booliska Kenya ayaa xalay fiidkii ku dilay xaafada Islii ee magaalada Nairobi labo dhalinyaro Soomaaliya, kuwaasoo lagu eedeeyay inay burcad ahaayeen.

Labada dhalinyaradan ayaa la sheegay inay ka mid ahaayeen koox burcad ah oo lagu magacaabo Super Power, kuwaasoo dhibaato ku hayay dadka ku nool Xaafada Islii.

13/07/2016

Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre ayaa sheegay inay taageerayaan go’aanada odayaasha dhaqanka Gobolka Hiiraan, kadib markii uu natiijo la’aan ku dhamaaday kulan shalay ku dhex maray Beledweyn Odayaasha dhaqanka iyo wafdi ka socday Urur goboleedka IGAD.

13/07/2016

Maxkamada dambiyada caalamiga ee ICC ayaa dacwad ka dhan ah Uganda iyo Jabuuti u gudbisay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey, kadib markii ay ku eedeysay inay dalalkaas ku fashilmeen inay soo xiraan Madaxweynaha Sudan Cumar Xasan Al-Bashiir.

Warbixin ku saabsan dacwada labadaas dal ayaa shalay oo Talaado aheyd loo gudbiyay Golaha Ammaanka oo fadhigiisu yahay magaalada New York.

13/07/2016

Tima jaraha Madaxweynaha Fransiiska Francois Hollande, ayaa la sheegay in bishiiba mushaar ahaan u qaato lacag dhan $10.000.

Mdaxweyne Hollande, ayaa la sheegay in sanadkii 2012-kii uu heshiis kula galay Timajrihiisa gaarka ah 10kun Doollar bishiiba, oo waliba ay u dheertahay taageero kale oo dhaqaale qoyskiisla siinayo, sida Guri uu d**o iyo wixii la mid ah.

Ninka khaaska ah ee Timajaraha Madaxweynaha Faransiiska Francois Hollande, ayaa sheegay in heshiisku uu qeexayo Timajaraha maalintii oo dhan, ama waqti kasta laga waayi karin halka uu ku sugan yahay Madaxweynaha, si mar alaale marka loo baahdo howshiisa tima jarnimo u guto.

Address

Muqdisho

Telephone

00252616489165

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Saadaq Maxamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Saadaq Maxamed:

Share