Moha wadani

Moha wadani Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Moha wadani, TV Channel, Muqdisho.

12/02/2018

Asxbta qali ah salan qali ah inbadan o an kala maqneen

24/04/2016

Walal jooji tahriibka mahan wax wanagsan
Ku ganacsanaw dhulkada hooyo

16/03/2016

U hiile afgaka hooyo afsomalika

Shekadan waxay dhex martay nin rer badiyo ah oo dega badiya ha iyo nin degan magalda muqdisho.Ninkan reer badiya ha ah o...
16/03/2016

Shekadan waxay dhex martay nin rer badiyo ah oo dega badiya ha iyo nin degan magalda muqdisho.

Ninkan reer badiya ha ah oo d**o badiyada waxaa hayo buufis maraykan ka ah waxuu raba in uu tago dalka maraykan ka. Waxuu u imaday saxib kiis oo degan magalada muqdisho waxuuna u shegay bufiska hayo iyo in uu rabo dalka maraykan ka. Ninki degana magalda muqdisho waxuu dhahay saxib ana kaa muqa lasay nayo wana ay sah lan tahay in ad gasho dalka maray kan ka ninkii rer badiya ahaa waaa ow farxay waxuuna ku dhahay ninkii muqdisho degnaa saxib waad mahad san tahay. Ninkii. Rer muqdisha ha ahaa waxuu dhahay saxib imisa ayaad ogo shahay dalka maraykan ka waa lagu gay naya he. Waxuu dhay saxib waxan maqlay in lagu ado lacag garay so 10.000 $ Ninkii waxuu dhay saxib waa ay igu yarta hay lacag taas 15000 $ iga dhig nin ki waxuu dhahy wax ba k**a qabo shimen baxaynaa waxuu dhahay habiin danbo habiin kii hadii la garay saxibka rer muqdisho waxuu so kac saday gari giisa waxuuna kaxeeyay saxib kaa rer badiyo k*k waxana lo qumay dhan kaas iyo isbital kaysanay ee dulaydka muqdisho aydo larabo in meshaas laga saro doon nuuca malayga lagu dabo. doon tii ayaa la saray saxibka rer badiyo midkii rer xamar ka ahay waa ow ka so naqday doonta waxaa waday niman kale saxibkaa wala kaxeeyay cabaar marki lagu dhex hayay bada waxaa laga so dejiyay xeebta jasiiro waxan lagu so qaday gariyar. Waxan lagu dejiyay argada No 4 waxuu la kulmay magalda oo ifay so waxuu arkay magalda oo dhalaa lay so waxuu dhahay waad jogta maraykan ka waxuu radiyaya mesha lays ka dhiibo cabaar mar kuu so socday ayuu waxuu imaday is goska debka waxuu arkay wiil dhalin yaraa ee mesha marayo waxuu dhahay saxibo mesha lays ka dhiibo oo sharciga laga qato ii shek in tuu qoslay ayuu dhahay saxib wax yar sug asxab badan buu u yeer tay wiil ki si lola qoslo waxuu dhahay maxad dhaday saxib waxuu ku celshay ii shek mesha lays ka dhiibo oo laga qato sharci dalkan maraykan ka. Mar qura ayaa waxa is la qoslay dhalintii halkaa jogtay ugu dan bayna waxaa lo shegay mesha uu jogo in ay xamar tayah

Aqoon la aan waa iftiin la aan.

Sheeko qatar ah aan idin hayaa cawaHada ka hor nin aa hurda la’aan dhibtay, kadib waxoo aaday naag dadka maskaxda dawees...
16/03/2016

Sheeko qatar ah aan idin hayaa cawa
Hada ka hor nin aa hurda la’aan dhibtay, kadib waxoo aaday naag dadka maskaxda daweeso, waxoona ku dhahay ” habeenkii ma seexan karo waxaan marwalbo ku soo boodaa in sariirta hoostiisa la igu jiro, kolkaan soo kacana oo aan fiiriyo cidi kuma jirto”
naagtii waxay ku dhahday “waxaad ubaahantahay in lagu daweeyo waxaad timaadaa isbuucii labo jeer, marwalbana 100$ soo qaado”

Xarfaankii bil markoo imaaday bishii labaad wuuba imaan waayay, hase ahaatee asigoo wadada socdo ayaa waxaa aragatay naagtii oo ku dhahday “war haye waaba imaan wayday oo maxaa kugu dhacay”?

xarfaankii waxoo dhaahy “Nin Farsamo yaqaanka gacanta ah aan arintii usheegay, misana waxoo igu dhahay sariirta laftigeeda lugaha ka jar, waana ka jar lacag yarna waa igu sameeyay k*kk*kk*kkk

16/03/2016

Wax duxayo ku datal dinba halku gu yesheee

15/03/2016

Waa gabay an jwb lo hilin

15/03/2016

Jaceylka dhabta ah gabnin iyo dhran malahn

15/03/2016

Wellcom asxbta dhamaan

Address

Muqdisho

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Moha wadani posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category