Xaqiiq Media

Xaqiiq Media Xaqiiq Media Official Page
(1)

16/07/2025

Xisbiga weyn xaqsoor iyo xalay !

12/07/2025

Mar uun waad kabixidoontaa hooyo dhibka aad Kujirto .

11/07/2025

20 sano kahor waxaa magaalada Muqdisho lagu dilay C/Qadir Yaxye Sh. Cali Cibaar, agaasimihii hey’adda cilmi baarista ee CRD. Allaha u naxariistee marxuum C/Qadir wuxuu ahaa shumac ka dhex muuqda bulshada Soomaaliyeed, wuxuuna kaalin mug leh ka qaatay nabadeynta iyo heshiisiinta umada soomaliyed .

Sidoo kale, marxuum C/Qadir Yaxye wuxuu soo saaray jiil saameyn weyn ku yeeshay hoggaanka dalkeenna. Intaas waxaa dheer inuu afhayeen u ahaa guud ahaan shacabka Soomaaliyeed

Naxariista janno Rabbi haka waraabiyo, ehelkiisana samir iyo iimaan Allaha ka siiyo.

02/07/2025

Dowlada miyeysan uheyn xal aan xabad aheyn Banan baxayaash.

30/06/2025

Xuska malinta 1-da Luulyo🇸🇴

26/06/2025

Waa hoolkii barlamanka dalaka Colombia oo mar Qura kusoo dul dumay xilibanadii oo fadhiya

25/06/2025

Caawa iyo Caasimadda Muqdisho & 26-ka Juun🇸🇴

25/06/2025

Caawa iyo munaasabadda 26 juun

25/06/2025

Soomaaliyeey toosoo🫡🇸🇴 toosoo isku tiigsadayee hadba kiina taag daranee taaageera waligiinee musharax madaxweyne Hassan Ali Khaire

25/06/2025

Madasha samata bixinta oo ilaaladooda wata ayaa Villa Somaliya gaaray si ay kulan ula yeesheen Madaxweyne Xasan Sheekh

23/06/2025

Caawa waalagu kala orday Doha
Maxaa yaab isdaba yaal .

23/06/2025

Madaxwayne Hassan Shiirkh iyo Raysal Wasaare Hamza Abdi Barre
Wakan farqiga udha xeeya maxaa kaga baxay .

Address

Muqdishow

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xaqiiq Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share