Alma Media Pro

Alma Media Pro Alma Media pro waxaad ka dheehan doontaa waxyaabo ku xiiso geliya

18/10/2024

Maalinta Berri ah waxaa Muqdisho ka bilaaban doono Diiwaan Gelinta dadweynaha waxaana lagu qaadan doonaa 10$, lacagtaas waa mashruuc cusub oo hanti lagu sameynayo.

Arrinta la yaabka ah ee jirta ayaa ah in Diiwaan Gelintaan aysan waxba ka ogeyn hay’daha amniga, laakiin xogta aan helay waxay tilmaameysaa in iyagana dhankooda diiwaan gelin sameyn doonaa waana lacag kale!

Shacabow canshuur waa laga soo tagay qofka naftiisa ayaa lacag laga rabaa ee ogaada.

Teendhada Afisyoone oo dalbanayso in aan lagu caasinin oo xaquuqda ay qaranka ku leedahay la siiyo.Teendhada waxay codsa...
07/10/2024

Teendhada Afisyoone oo dalbanayso in aan lagu caasinin oo xaquuqda ay qaranka ku leedahay la siiyo.
Teendhada waxay codsatay in la la garab istaago dayactir iyo qurxin.

Waxayna sheegeysaa in ay tahay goob aan laga maarmin.

05/10/2024

Haddii aad shalay difaaciisa diyaarad u raacday.
Dowkadiina ku eedaysay in ay sharciga duulaan ku tahay.
maantay ha inoo sheegin sheekha in uu shay kale yahaye .
waa un shalay kii aad shacabka ku tiri taageera sheekha oo sharciga ha sare mare,e.

Horta taladaadi ma eersatay.
Rawaahu Nafar ah

02/10/2024

From baydhabo to Muqdisho

Micnaha✅️✅️
01/10/2024

Micnaha✅️✅️

21/09/2024

Md xasan sheekh uma eko qof wax saxayo waayo , hadalkan ayuu dadka kula hadlaaya mana rabo in uu tallaabo ka qaado kii hadalka xun yiri.
Marka odayga is.miskiimiskii ayuu bilaabay yaan laga yeelin

Taliye shub in Baydhabo.In uu san laaban baa macquul ah.Fariintana uu halkaas ka soo diri doono
18/09/2024

Taliye shub in Baydhabo.
In uu san laaban baa macquul ah.
Fariintana uu halkaas ka soo diri doono

18/09/2024

Ciidanka Daraawiishta Dowladda Koonfur Galbeed ee Fadhigooda uu Yahay Degmada Qansax-Dheere ee Gobolka Baay ayaa iska Caabin ku Sameeyey Weerar AS ay kusoo Qaadeen Magaalada Qansax-Dheere ee Gobolka Baay.

Saraakiisha ku sugan Degmada Qansax-Dheere ee Howlgalka qeybta ka ahaa ayaa Xaqiijiyey inay Dileen ku dhawaad 12 AS ah oo qaar kamid ah yihiin Ajaanib oo Weerarka ku jiray.

Ciidanka Daraawiishta kg ee Degmada Qansax-Dheere oo hayey Xogta Weerarkan ayaa AS Gaarsiiyey Jab Xoogan Waxaana laga Furtay Hubka Dagaalka oo kala Duwan, waxaana lagu Raad jooga Haraadiga kuwii Weerarka soo Qaaday.

Geeshkii Koonfur Galbeedow Guulaysta.

Kuwii shalay shacabkeena sidaan u galay baa maantana raba in ay markale na gumaadaan.Reer kgs waxaa la rabaa in ay Camer...
17/09/2024

Kuwii shalay shacabkeena sidaan u galay baa maantana raba in ay markale na gumaadaan.

Reer kgs waxaa la rabaa in ay Cameradahooda on dhahaan oo record gareeyaan tallaabo walba oo uu qaadaya maamulka xamar.

KGS

Waa wax laga xumaado DF in ay kala garan wayso shacabka masaakiinta ah ee awalba waddooyinka dhulka mara lagu dhibay iyo...
17/09/2024

Waa wax laga xumaado DF in ay kala garan wayso shacabka masaakiinta ah ee awalba waddooyinka dhulka mara lagu dhibay iyo Maamulka Kgs ayna maanta diyaaradaha loo diido.

Shacabka Kgs waxaa la gudboon in ay ahaadaan hal gacan isla markaasna hal il wada yeeshaan.

Xasan sheekh haddii dowladnimada uu u yaqaano cuna qabateen shacabka , muwaadinkana uu arko hawiyaha kaliya asaga ayaa u aayi doona.

16/09/2024

Shisharab wal ky shangdhale.

16/09/2024

Koonfur galbeed wali waxaa ku sii qilqulaaya xildhibaanadii laga soo doortay.
Talo ayaa jiri doonta

Address

Muqdishow

Telephone

+252610730045

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Alma Media Pro posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category