Doowlo International Media

Doowlo International Media Ku soo dhawaada Page.kaan Like and Share ha lagu qabto si aad u hesho macluumad kii ugu dambey

15/06/2025

🚨Ciidanka Kacaanka Iiraan ayaa shaaciyey in maanta la diley; Madixii Sirdoonkooda, ku-xigeenkiisii & saraakiil kale.

DEG DEG  Mareykanka oo war Kasoo saaray Dagaalka iiraan iyo israa'iil.
15/06/2025

DEG DEG Mareykanka oo war Kasoo saaray Dagaalka iiraan iyo israa'iil.

Radio Halgan

15/06/2025

Sarkaal sare oo Iran ayaa sheegay in dalkiisa qorshaynayo in la dhiso ciidan midaysan oo ka kala yimid dalala Islaamka oo ay horeeyaan Iran, Turkey, Pakistan iyo dalal kale.

Sidee u aragtaa?

DEG DEG  Israa’iili oo ku dhawaaqday in ay gashay xaalad deg deg ah
15/06/2025

DEG DEG Israa’iili oo ku dhawaaqday in ay gashay xaalad deg deg ah

Radio Halgan

War cusub oo kasoo kordhay weerarkii Iran ku qaaday Israa’iil caawa
15/06/2025

War cusub oo kasoo kordhay weerarkii Iran ku qaaday Israa’iil caawa

Radio Halgan

DEG  DEG Taliyihii ciidanka ilaalada kacaanka Iran ee intuu lagu jiray dagaalkii Ciraaq iyo Iran,Mohsen Rezaee ayaa caaw...
15/06/2025

DEG DEG Taliyihii ciidanka ilaalada kacaanka Iran ee intuu lagu jiray dagaalkii Ciraaq iyo Iran,Mohsen Rezaee ayaa caawa u sheegay telefishinka Iran ; “Waxaan dooneynaa inaan dhisno ciidan Islaami ah oo ay ka qeyb yihiin Turkiga, Sacuudiga, Pakistan, iyo dhowr dal oo kale."

WAR DEG DEG Iran oo madaafiic ku garaaceeysa Gudaha Israa11L.
15/06/2025

WAR DEG DEG Iran oo madaafiic ku garaaceeysa Gudaha Israa11L.

Radio Halgan

14/06/2025

🚨Afhayeenka Ciidanka Israa-iil: "Maalmuhu wey adag yihiin, dadkeenna waxaan ku boorrinaynaa taxadar dheeri ah & in aan la faafin sawirrada khasaaraha gantaallada."

14/06/2025

Israa11L oo shacabkeeda ugu baaqday inay Godadka galaan ilaa fiidnimada caawa

Qaban qaabada iyo soo dhaweynta ay beesha Faramage Samatalis (Reer Ugaas) aay u sameyneyso Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan Ugaa...
17/01/2025

Qaban qaabada iyo soo dhaweynta ay beesha Faramage Samatalis (Reer Ugaas) aay u sameyneyso Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayaa si heer sare ah uga socota degmada Buulo Burte ee Gobolka Hiiraan, Beesha Reer Ugaas ayaa u diyaar garowday soo dhaweynta Ugaaska, iyadoo laga bilaabay diyaar garowgii ugu dambeeyay ee degmooyinka iyo deegaanada ay beeshaasi degto.

Soo dhaweynta Ugaaska ayaa ah mid lagu gudoonsiinayo maqaam sare, iyada oo beesha Faramage Samatalis ee gobolka Hiiraan ay muujinayaan taageero iyo isdhexgal weyn oo ku saabsan dardargelinta nabadda iyo wadajirka.

Beelaha Xawaadle ayaa sidoo kale muddooyinkii dambe u qorsheeyay in ay Ugaaska qabiil-qabiil ugu qaabilaan, taasoo qayb ka ah nabadeynta iyo isu-soo-dhawaanshaha bulshada.
Safarka nabadda iyo midnimada ee Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan Ugaas uu ku maraayo deegaanada iyo degmooyinka Gobolka Hiiraan ayaa u jeedadiisu tahay ka shaqeynta isku xirnaanta iyo wadajirka beelaha Gobolka.

Marxuumkan oo Lagu Magacaabo Fanax ayaa Shini Ku Dishay Tuulada Qooqane oo udhow Beledweyne Kadib Markii ay Gabi Ahaanba...
20/02/2024

Marxuumkan oo Lagu Magacaabo Fanax ayaa Shini Ku Dishay Tuulada Qooqane oo udhow Beledweyne Kadib Markii ay Gabi Ahaanba Neefta Ku Celisay oo ay ku Degtay/ Shamuumtay.

08/08/2023

Baladweyne BAAFIN BAAFIN BAAFIN

waxaa labaafinaayaa wan kasoo lumay xaafada Buundo-weyn laanta buulayaqob waxaa lagu aqoonsan karaa xarig ayaa qoorta uga xiran cidii aragta waxaa laga codsanayaa in kala xariiran numberka shaashada ku qoran siina share gareeya.

0617912590
Ama 0615516408

Ku soo dhawaada Page.kaan Like and Share ha lagu qabto si aad u hesho macluumad kii ugu dambey

Address

Muqdishow

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Doowlo International Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Doowlo International Media:

Share