Wadani Press

Wadani Press kusoo dhowoow bogan

04/08/2022

Soomaali Ceeb bay ku tahay arintaasi. Hooyadaan allaha karaameeyo waa qof wax garanaysa

Jubbaland , Wax doorashaa gali mayno hadaan Gedo nalagu wareejin 60 bari gudahood.
13/02/2021

Jubbaland ,
Wax doorashaa gali mayno hadaan Gedo nalagu wareejin 60 bari gudahood.

jamacada Sirdonka Qaranka Ethiopia oo 200 Saraakiil Ka Hawl Gali Doona Laanta duulista Dalka ay ka qalan Jabiyeen Maanta...
05/02/2021

jamacada Sirdonka Qaranka Ethiopia oo 200 Saraakiil Ka Hawl Gali Doona Laanta duulista Dalka ay ka qalan Jabiyeen Maanta.

labada Boqol ee Saraakiisha ayaa Qaadanayay tababaro iyo Casho La Xiriira Laanta Duulista Dalka.

Taliyaha Sirdonka Qaranka Ethiopia Temasgan Thiruno Ayaa kalla Qayb Galay Munsabad lagu Dhiiri Galinayay shaqalahani Hawl Gali Doona.

Sawir Qaadaha Laanta Sirdoonka Ee Qaadayay Sawiradani Xirfadaha uu u Adeegsanayo Sawir Qaadista waxay Ku Tusaysaa in Xeelada iyo Tabo Badan oo Xirfadi Ku dheehantahay uu uleeyahay Shaqooyinka Loo Igamaday.

Maxaad ka xasuusataa xaalka sirdoonka Soomaaliya iyo warbaahinta ?

Xigasho wariye Jaamac Ukun

Waa kaalin shidaal oo gubtay , fuustooyinkii shidaalka oo holcayaa sidii madfacii xaafadaha u dhaw dhaw ku dhacaya. Waxa...
13/09/2020

Waa kaalin shidaal oo gubtay , fuustooyinkii shidaalka oo holcayaa sidii madfacii xaafadaha u dhaw dhaw ku dhacaya.
Waxay muujinaysaa halis kaalimada shidaalka ka dhalan karta hadaan qorshe laga yeelan

Magaalady waa bosaaso iyo shala

21/08/2020

Hi my beautiful people Make sure you subscribe to my channel, comment and Like Also don't forget to click the bell button to be notified every time I post. T...

04/08/2020

Hi my beautiful people Make sure you subscribe to my channel, comment and Like Also don't forget to click the bell button to be notified every time I post. T...

01/08/2020

Hi my beautiful people Make sure you subscribe to my channel, comment and Like Also don't forget to click the bell button to be notified every time I post. T...

29/07/2020

Hi my beautiful people Make sure you subscribe to my channel, comment and Like Also don't forget to click the bell button to be notified every time I post. T...

28/07/2020

Address

Muqdishow

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wadani Press posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share