Gobaad Media

Gobaad Media Gobaad Media, warar sugan, xogo ka daahsoon & Barnaamijyo ku xiiso galiya.

18/07/2025

BALWAAN:- “Laascaanood yaa Lexejeclo u haya yaase dhalanteed jilaya.

16/07/2025

Toos Badhan: Isimada Sanaag iyo Haylaan oo si wadajir ah u cadeeyay inaysan Kamid ahayn Khaatumo

09/07/2025

TOOS: Doorashada duqa degmada Boosaaso.

07/07/2025

Madaxwaynaha Dowladda Puntland Mudane Saciid Cabdullahi Deni ayaa Tababar usoo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Puntland

07/07/2025

Maxkamadda D1aad ee degmada Garowe oo maanta u fariisatay dhegaysiga Kiis LABO Gabdhood oo Kufsi loo geystay.

30/06/2025

Toos :- Xuska Munaasabadda 1-da Liilyo

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa amar ku bixiyey in ciidamada cabashada ka muujiyey adeegyada...
29/06/2025

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa amar ku bixiyey in ciidamada cabashada ka muujiyey adeegyada caafimaad ee ku sugan Boosaaso loo soo wareejiyo Magaalada Garoowe lana hubiyo xaaladooda caafimaad, daryeel iyo wixii baahidooda ah.

 :- Magaalada Garowe ayaa xalay lagu Soo bandhigay Dhiganaha la magac baxay waa tuma Gabadha adag oo ay Qortay Qoraa  Xa...
28/06/2025

:- Magaalada Garowe ayaa xalay lagu Soo bandhigay Dhiganaha la magac baxay waa tuma Gabadha adag oo ay Qortay Qoraa Xamdi Jamac Daahir .

26/06/2025

War-murtiyeed ay wadajir usoo saareen Dowladaha Puntland iyo Jubaland .

Habeenkii labaad waxaa Garoowe ka socda Kulanka Dowladda  iyo dadweynaha, Kaasi oo dadweynuhu su’aalo toos ah ku weydiin...
25/06/2025

Habeenkii labaad waxaa Garoowe ka socda Kulanka Dowladda iyo dadweynaha, Kaasi oo dadweynuhu su’aalo toos ah ku weydiinayaan Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland, iyadoo ay ka qeybgalayaan xubno ka mid ah Golaha Wasiirada oo ka jawaabaya su’aalaha tooska ah ee shacabka.

25/06/2025

Toos :- Kulanka Dowladda iyo Dadweynaha Puntland

MARTIDA KULANKA DAWLADDA IYO DADWEYNAHA QEYBTA LABAAD EE CAAWA IYO MARTISOOR.
25/06/2025

MARTIDA KULANKA DAWLADDA IYO DADWEYNAHA QEYBTA LABAAD EE CAAWA IYO MARTISOOR.

Address

Muqdishow

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gobaad Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Gobaad Media:

Share